Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Cadaalada XFS oo Furay shirka wada tashiga istaraatiijiyada la dagaalanka Musuq maasuqa

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Cadaalada XFS oo Furay shirka wada tashiga istaraatiijiyada la dagaalanka Musuq maasuqa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka waxaa soo agaasintay Wasaaradda Cadaaladda dalka waxaana ka soo  qayb galay wakiilo ka socday wasaaradaha iyo hay’adaha kala duwan ee dowladda waxaa cinwaan looga dhigay kulanka wadatashiga istiraatiijiyada la dagaalanka Musuq-maashuqa waxaana  furay Wasiirka Garsoorka iyo Cadaalada dalka, mas,uuliyiinta kale ee ka qayb galay waxaa ka kid ahaa Hanti dhowraha guud ee Qaranka.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026

Ka eayb galayaasha Shirka waxaa ay ka doodi doonaan qaabka ugu wanaagsan ee la dagaalanka Musuq maasuqa iyo shuruucda la dagaalanka musuqa ee wasaaradu diyaarisay si loo soo saaro qorshe Qaran oo barnaamijkaan ladagaalanka Musuq maasuqa ku aadan.

Hanti dhowraha guud  Ee Qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Ali (Afgooye) oo hadal ka jeediyay furitaanka Shirka ayaa sheegay in shirkani muhiimad weyn u yahay la dagaalanka Musuq maasuqa oo mudo la dagay Qaranimada Soomaaliyeed isla markaana looga baahan yahay ka qayb galayaasha inay xoogga saaraan in mira dhal uu noqdo shirku.

“Waxa la doonayo kow waa in shaqaalaha dowladda laga bilaabo wacyi galinta la dagaalanka Musuqa, waa in qof kasta oo mas,uliyad hayaa uu ogyahay waxa uu xaq u leeyahay markaas ayaa bulshada la gaarsii karaa” sidaas waxaa yiri hanti dhowraha Qaranka.

Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa ku dhiiri galiyay aqoon yahanka Shirka ka qayb galaya in ay soo saaraan xalka dhibka jira iyo istiraatiijiyada la dagaalanka Musuq maasuqa.

“Ujeedka Kulankaan waa wadatashi ku Aadan Istiraatiijiyada ladagaalanka Musuqamaasuqa waxaan rabnaa in wax wanaagsani ka soo baxaan dad idinka aqoon badan oo loo wacayo inay jiraan uma maleynayo waxaa la  idinkaga fadhiyaa inaad ka hadashaan soo saartaan xalka dhibaatada jirta”ayuuu yiri wasiirka cadaaalada.

Previous Post

Guddoomiyaha G/Banaadir oo ka qeybgalay shirweynaha caalamiga ah ee Qaxootiga Adduunka

Next Post

Doorashada madaxweynaha dalka Madagascar oo maanta dhacaysa

Next Post
Doorashada madaxweynaha dalka Madagascar oo maanta dhacaysa

Doorashada madaxweynaha dalka Madagascar oo maanta dhacaysa

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In