Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka cadaaladda oo tababar aqoon kororsi dhanka luqadaha ah u furay askar ka tirsan ciidanka Asluubta

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka cadaaladda oo tababar aqoon kororsi dhanka luqadaha ah u furay askar ka tirsan ciidanka Asluubta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad lagu qabtay Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa waxaa ka qayb galay wasiirka Wasaaradda Cadaaladda XF Soomaaliya iyo saraakiisha Ciidanka Asluubta iyadoo halkaas tababar aqoon kororsi ah oo la xiriira dhanka luqadaha uu ufuray wasiirku qaar ka tirsan Ciidanka Asluubta.

Kooxda Onkod ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay suugaan ka turjumeysa wacyi galinta iyo dhiiri galinta askarta  taliye ku xigeenka Ciidanka Asluubta Cabdi Kariin Cali Afrax ayaa ka hadlay tababarka iyo muhiimadiisa waxaana uu xusay In taliska ay ka go’antahay in la tayeeyo oo sare loo qaado aqoonta askarta.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Mudane Wasiir waxaan halkaan kuugu yeernay In aad noo furto tababar la xiriira dhanka luqadaha oo aan u qabaneyno dhalinyarada Jaamiciyiinta ah ee askarta ku soo biiray waxaan naga go’an in aan ka dhisno askarta dhan kasta sida wadaniyada iyo aqoonta intaba”ayuu yiri Taliye xigeenka.

Wasiirka Cadaaladda xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu furan yahay tababarka askarta isla markaana muhiim ay ciidanka u tahay in ay iska dhisaan dhanka luqadaha.

“Xukuumadu waxaa ay leedahay dhowr tubood waxaa ku jirta tubta Cadaaladda iyo amniga wacyi galinta ayaa tiir u ah Kooxda Onkod waa ku mahadsan yihiin suugaantii ay soo bandhigeen waa muhiim Luqadaha in askarta iska dhisaan waa muhiim waa loo baahan yahay si rasmi ah ayuu noogu furan yahay tababarka taliskuna waa ku mahadsan yahay sida uu ugu dadaalayo in dhanka aqoonta laga dhiso ciidanka” ayuu yiri Wasiirka.

Previous Post

Wasiirka Cadaadalada oo ka qeyb galay shirka Wasiiradda Arrimaha Gudaha Jaamacadda Carabta iyo qodobo kasoo baxay+Sawirro

Next Post

Xukuumadda Soomaaliya Oo Billaawday Daadejinta Hawlaha Tubaha Qaranka “Sawirro”

Next Post
Xukuumadda Soomaaliya Oo Billaawday Daadejinta Hawlaha Tubaha Qaranka “Sawirro”

Xukuumadda Soomaaliya Oo Billaawday Daadejinta Hawlaha Tubaha Qaranka “Sawirro”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In