Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo Gaalkacyo ka furay Shirka latashiga Ururrada Bulshada 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
1 year ago
in Wararka
0
Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo Gaalkacyo ka furay Shirka latashiga Ururrada Bulshada 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa magaalada Gaalkacyo ka furay shirka latashiga ururrada bulshada rayidka ah ee soo jeedinta wax ka-beddelka cutubyada 5-aad ilaa 9-aad ee dastuurka, isagoo ku celiyay in la tashiga muwaaddiniinta Soomaaliyeed ay lagama maarmaan u tahay qabyo tirka dasuurka KMG ah.

Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka, Abuukaate Burhaan Aadan Cumar, oo  kalimad kooban ka jeediyay kulanka la tahsiga ururada bulshada rayidka ah ee Gaalkacyo ay la yeesheen mas’uuliyiinta hey’adaha u xil-saaran dib-u-eegista Dasuurka ayaa sheegay in dhammeystirka dastuurku ay aasaas u tahay horumarinta dowladnimada Soomaaliyeed.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026

Xoghayaha Guddiga Lasocodka Dastuurka, Senetor Siciid Cabdi Xuseen (Cowke) ayaa Maamullada Mudug iyo Gaalkacyo ee maamulka Galmudug uga mahad-celiyay soo dhaweynta ay u sameeyeen mas’uuliyiinta hey’adaha u xil-saaran dib-u-eegista dastuurka ee wada tashiyada u tagay magaalada Gaalkacyo.

Mas’uuliyiinta hey’ada u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka oo uu ugu horreeyo wasiirka cadaaladda iyo arrimaha dastuurka, mudane Xasan Macallin oo uga mahad-celiyay ka qeyb galayaasha talada iyo aragtiyada wanaagsan ayaa ballan qaaday in deegaannada dalka oo dhan lagu qaban doono kulama noocaan ah si cid kasta aragtida ay qabto ugu darto, waxeyna dadka Soomaaliyeed ku boorriyeen meel kasta oo ay joogaan in talooyinka ay Online kusoo dhiibtaan.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan kula yeeshay New York Wakiilka Midowga Yurub ee Geeska Afrika

Next Post

Wasiika Deegaanka oo hadal muhiim ah ka jeedisay kulan ka dhacay New York

Next Post
Wasiika Deegaanka oo hadal muhiim ah ka jeedisay kulan ka dhacay New York

Wasiika Deegaanka oo hadal muhiim ah ka jeedisay kulan ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeedisay shirka Haweenka Adduunka ee ka socda magaalada New...

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Naastaro ayaa maanta furay tababar muhiim...

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026
0

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan waxaa si habsami leh uga socota diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmada. Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In