Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Macallin oo soo xirayย ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐๐๐๐๐ญ๐๐ฌ๐ก๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐ ๐๐๐ก๐๐๐๐ก๐ข๐ง ๐ ๐๐๐๐ข ๐ฌ๐จ๐๐จ๐๐ค๐ ๐ก๐๐ง๐ง๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ซ๐๐ฌ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐ซ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐(๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐) ๐๐ ๐๐๐ฒ ๐๐๐๐,ย ayaa ugu horreyn uga mahadceliyay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya hirgelinta kulanka, isaga oo ka hadlay in dowladda ay u dhaqaaqday geedi socodka doorashada isla markaana ay madaxda ka muuqato ka goโnaanshiyaha geedi socodkaas.
โHimmilada shacabka Soomaaliyeed waa in codkooda la maqlo, sidee lagu gaarsiiyaa arrinkaas waa doodda jirtay, waddadii in la hayo ayaa ii muuqataโ ayuu ka mid ahaa kelmaddda Wasiir Xasan Macallim.
Ugu dambeyntii, Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka mudane Xasan Macallim ayaa sheegay in golaha Wadatashiga Qaran ay soo jeediyeen wax ka badalka dastuurka, laakin ay taasi u taalo heyโadaha ay khuseyso iyo shacabka.