Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caddaalada oo soo xiray tabbabar ku saabsan ilaalinta xaquuqda carruurta

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caddaalada oo soo xiray tabbabar ku saabsan ilaalinta xaquuqda carruurta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Caddaalada ee Xukuumadda FS ayaa galabta soo xiray tabbabar ku saabsan sare u qaadista ilaalinta xaquuqda carruurta.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Tababarka oo socday labo maalin ayaa loo qabtay qaar ka mid ah howl wadeenada hay’adaha caddaalada waxaana looga hadlay sare u qaadisata ilaalinta xaquuqda carruurta Soomaaliyeed.

Yaxye  Maxamuud Siciid oo u hadlay shaqaalaha ka socday hay’adaha kala duwan ee garsoorka dalka ee tabbabarka qaatay ayaa sheegay in tabbabarka laga faa’iideystay waxbadan.

Wasiirka Caddaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa u sheegay ka qayb galayaasha in ilaalinta xaquuqda carruurta ay tahay muhiimad weyn, isla markaana Wasaaraddu badin doonto tabbabarada nuucaani oo kale ah si loo sii xoojiyo ilaalinta xuuuqda carruurta Soomaaliyeed.

Maalin ka hor ayay ahayd markii Wasiirka Haweenka iyo hormarinta xaquuqul insaanka dalku saxiixday heshiiska caalamiga ah ee dhowrista xaquuqda carruurta ee Qaramada Midoobay, waxaana Dowladda Soomaaliya mudooyinkii dambe ay dadaal xoogan ugu jirtay sidii sare loogu qaadi lahaa hay’adaha garsoorka dalka iyo ilaalinta xaquuqda Aadanaha.

Previous Post

Guddoomiye Yariisow oo la kulmay Wakiilka WFP ee Soomaaliya

Next Post

Soomaaliya oo Saxiixday  Qaraarka Qaramada Midoobay ee Dadka Naafada ah War-saxaafadeed

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo War-saxaafadeed ka soo saartay heshiis la sheegay in lala galay Shirkadda SKA

Soomaaliya oo Saxiixday  Qaraarka Qaramada Midoobay ee Dadka Naafada ah War-saxaafadeed

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In