Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka cusub ee Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo Xilka la wareegay

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo si kulul u cambaaraysay weerarkii argagaxiso ee Nairobi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafladan xilwareejinta ah oo ka dhacday xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, labada wasiir ee xilka ku kala wareegayey, xildhibaano katirsan golaha shacabka iyo qeybaha kala duwan ee Shaqaalaha Wasaaradda.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Wasiirkii hore ee Wasaaradda shaqada iyo arimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac oo ugu horeyn Munaasabadda xilwareejinta ah ka hadlay ayaa sharaxay wixii u qabsoomay intii uu xilkaasi hayey wuxuuna dhinaca kale wasiirka cusub kula dardaarmay inuu howsha halkeeda kasii wado.

Wasiirka cusub ee shaqada iyo arimaha Bulshada mudane Sadiiq Xersi Warfaa  ayaa sheegay in ay shaqo badan sugeyso, isla markaana uu  sida ugu dhaqsiyaha badan uga shaqeyn doono sidii ay u gaari lahaayeyn hadafka horumarineed oo ay tiigsanayaan.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo gabagabada munasaabada ka hadlay ayaa amaanay shaqadii wanaagsaneyd ee uu qabtay wasiirkii hore wuxuuna dhinaca kale wasiirka cusub kula dardaarmay inuu si hufan u guto waajibaadka loo idmaday.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Danjire Jamaal Maxamed Barrow oo booqday ganacsato soomaaliyeed Hantidoodi lagu Boobay Cape town

Next Post
Danjire Jamaal Maxamed Barrow oo booqday ganacsato soomaaliyeed Hantidoodi lagu Boobay Cape town

Danjire Jamaal Maxamed Barrow oo booqday ganacsato soomaaliyeed Hantidoodi lagu Boobay Cape town

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In