Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Deegaanka Oo Ka Qaybgashay Kulan Ku Saabsan Isbadalka Cilimada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Deegaanka Oo Ka Qaybgashay Kulan Ku Saabsan Isbadalka Cilimada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Khadiija Al-Makhzuumi ayaa ka qayb gashay kulan lagu anxsixinayey Mashruuca u adkeysgiga iyo la qabsiga Isbeddelka cimilada, kaasi oo lagu qabtay Muqdisho.

Wasiirka oo la shir Guddoomisay Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Mudane Axmed Madoobe Nuunow ayaa hoosta ka xariiqday muhimadda Mashruuca u leeyahay dalka iyo dhisidda u adkeysgiga iyo la qabsiga Isbeddelka cimilada.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Yoolka laga leeyahay Mashruucan ayaa ah kobcinta dhaqaalaha, wax soosaarka beeraha, horumarinta daaqa, u adkeysiga cimilada , iyada oo loo marayo Maaraynta wax ku’oolka ah ee kheyraadka dabiiciga ee heerarka kala duwan leh.

Mashruucaan ayaa waxaa ka wada shaqeyn doona Wasaaradaha Isbeddelka Cimilada iyo Beeraha, iyaga oo kaashanaya Hey’addaha IFAD & GEF.

Wasiir Khadiija ayaa ugu dambeyn hadallkeeda kusoo xirtay in Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ay ka go’antahay horumarinta iyo ilaalinta Deegaanka iyo la tacaalidda Isbadalka Cimilada.

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda XFS Oo La Kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska Ee Soomaaliya

Next Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS oo kulan la qaatay wafdi kasocday Hey’adda Caalamiga ee Nabad dhiska

Next Post
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS oo kulan la qaatay wafdi kasocday Hey’adda Caalamiga ee Nabad dhiska

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS oo kulan la qaatay wafdi kasocday Hey’adda Caalamiga ee Nabad dhiska

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In