Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Dhallinyarada XFS oo hortegay Guddiga Arrimaha Bulshada Golaha Aqalka Sare BJFS

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Dhallinyarada XFS oo hortegay Guddiga Arrimaha Bulshada Golaha Aqalka Sare BJFS
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrimaha beni’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka Aqalka Sare oo gudanaya waajibaadkooda Dastuuriga ah ee ka saaran la xisaabtanka hay’adaha dowladda, ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray Mas’uuliyiinta Wasaaradda Dhallinyarada iyo cayaaraha oo uu hogaaminayo Mudane Maxamed Barre Maxamuud iyo Wasiir ku -xigeenka Marwo Fahmo Axmed Nuur.

Kulanka oo la isku dhaafsaday su’aalo warbixinno iyo falanqayn ku saabsan howlaha shaqo ee Wasaaradda, ayaa si gaar ah Wasiirka wax looga waydiiyay qorshe howleedka Wasaaradda, siyaasadda Qaran ee Wasaaradda uga taalla dhallinyarada, horumarinta ciyaaraha Dalka, garoomada ciyaaraha, xiriirka Wasaaradda iyo Wasaaradaha Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah dowlad Federaalka iyo su’aalo kale oo muhiim aha.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha iyo Wasiir ku xigeenka ayaa Mas’uuliyiinta Guddiga arrimaha Bulshada Aqalka Sare, waxay faahfaahin dhamaystiran ka siyeen dhammaan su’aalihii ay ka qabeen howl-qabadka Wasaaradda.

Ugu dambayn Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare Senator Cismaan Maxamuud Maxamed (Dufle) oo kulanka su’aalo waydiinta ah soo xiray ayaa uga mahadceliyay Mas’uuliyiinta Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha, sida ay warbixinta uga siiyeen su’aalihii ay qabeen.









Previous Post

Taliyaha CBS oo furay shir ay iskugu yimadeen Taliyeyaasha Booliska DXDF iyo DFS

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday kuliyadda ciidamada ee dalka Qatar “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday kuliyadda ciidamada ee dalka Qatar “SAWIRRO”

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday kuliyadda ciidamada ee dalka Qatar "SAWIRRO"

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In