Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Diinta “Laamaha Amniga waxaan iska kaashan doonaa in wax laga qabto dhibaatooyinka ka dhasha waxyaabaha maankadooriya”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Diinta “Laamaha Amniga waxaan iska kaashan doonaa in wax laga qabto dhibaatooyinka ka dhasha waxyaabaha maankadooriya”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cali Rooble ayaa sheegay in dalku ay ku soo bateen waxyaabo fool xun, isla markaana ay qorsheyayaan sidii talaabo looga qaadi lahaa dadka waxyaabaha foosha xun faafinaya ee ka baxsan shareecada Islaamka iyo dhaqankeenna suuban.

Wasiirka ayaa xusay in laamaha amniga ay kala shaqeyn doonaan sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooyinka ka dhasha waxyaabaha maanka dooriya, isla markaana tallaabo adag oo sharciga waafaqsan laga qaadi doono.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Sanadba sanadka ka dambeeya waxaa dalka ku soo kordhayo faaxishnimo, munkarka ayaa soo badanaya, Daroogada qeybaheeda kala duwan ayaa soo badaneysa, kaniinigii iyo cirbaddii loogu talagalay in dadka lagu duro oo aan dareemin xanuunka ee bunaannada lagu daweynayay, ayaa qofkii oo miirqaba oo aan xubin laga jrin uu cabayaa, Qamradii ayaa banaanka daadsan, kaniinigii ayaa daasan, shilal badan ayaa dhacay, waxaana taasi ay taraafikada ku sheegeen in dhallinyarada wada mooto bajaajta aysan qibrad la’aan ka ahayn balse ay isticmaalaan daroogo”. Ayuu yiri Wasiirka,

Previous Post

Sawirro: DFS oo Dubai uga qeyb galeysa shir looga hadlayo Shidaalka Afrika

Next Post

Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo khudbad ka jeediyay shirka isbadalka cimilada ee ka socda Scotland

Next Post
Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo khudbad ka jeediyay shirka isbadalka cimilada ee ka socda Scotland

Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo khudbad ka jeediyay shirka isbadalka cimilada ee ka socda Scotland

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In