Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaadiidka Oo Guddi U Saartay Dib U Hawlgalinta Soomaali Airlines

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaadiidka Oo Guddi U Saartay Dib U Hawlgalinta Soomaali Airlines
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Oo magacowday Guddi ka talo bixiya dib u hawlgalinta Soomaali Airlines.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Fardowsa Osman Egal, ayaa maanta magacowday gudiga dib u hawlgalinta Soomaali Airlines.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dib u hawlgalinta Soomaali Airlines, ayaa Soomaaliya uga dhigan guul weyn,iyadoona 30 sano ee u dambaysay ay hawlgab aheyd diyaarada taas oo meesha ay ka saareen dagaaladii Sokeeye ee dalka ka Qarxay.

Soomaali Airlines inay dib u howl bilaawdo ayaa ugu dhigan ummadda Soomaaliyeed waxweyn,iyo hormarada dhanka duulimaadyada oo isbadal muuqdo sameeyay.

Tags: Wasiirka Gaadiidka Oo Guddi U Saartay Dib U Hawlgalinta Soomaali Airlines
Previous Post

Dowladda Soomaaliya Oo Soo Saartay Hab Lagu Joojinaayo Baada ay Qaataan khawaarijta 

Next Post

Madaxweynaha Dalka Oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Arrimaha Degaanka iyo Cimilada “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Dalka Oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Arrimaha Degaanka iyo Cimilada “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dalka Oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Arrimaha Degaanka iyo Cimilada "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In