Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya Oo Ka Qeyb Gashay Shirka Afrika ee Duulista Hawada 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Afrika, Wararka
0
Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya Oo Ka Qeyb Gashay Shirka Afrika ee Duulista Hawada 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Marwo Fardowsa Cusmaan Cigaal oo hoggaaminaysa wafdiga Soomaaliya ayaa ka qeyb gashay shir weynaha Afrika ee Duulista iyo Hawada oo maanta ka furmay magaalada Kigali ee xarunta Dalka Rwanda.

Shirkan oo labo maalin soconaayay, waxaa daah furay Madaxweynaha Dalka Rwanda , Paul Kagame, iyadoo ay ka qeybgalayaan in ka badan 1100 ka qeybgale oo ka kala socda 84 waddan oo isugu jira wasiirro , wakiillo, madaxda shirkadaha diyaaradaha iyo khubaro kale.

Related posts

Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.

Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.

October 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee  Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Azerbaijan

October 26, 2026

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya , Marwo. Fardowsa Cusmaan Cigaal, ayaa sheegtay inuu shirkan muhiimad u leeyahay Soomaaliya , maaddama uu Dalka ku jiro Horumarinta adeegyada Duulista iyo Hawada.

“Dalkeenna wuxuu horumar ku sameeyay muddo kooban adeegyada Duulista iyo Hawada , wuxuuna ka qeybgalka shirkaan muhiimad u yeelaya in Soomaaliya ay la jaan-qaado , halka ay adduunyado u socoto ee la xiriirta Duulista iyo Hawada.” Ayay Tiri Wasiir Fardowsa .

Inta uu shirka socday ayaa sidoo kale , waxaa ay Wasiirka kulan dooceedyo la qaadan doontaa, wasiirrada , maamullayaasha shirkadda duulimaadyada, xubnaha sare ee hay’adaha Duulista Hawada iyo khubarada kale ee shirka ka qeybgalaya.



 

Previous Post

Wasiirka Kalluumeysiga Oo Ku La Qaatay Danjiraha Dowladda Maraykanka 

Next Post

Ku-simaha Wasiirka Ganacsiga Oo Kulan La Qaatay Safiirka Sweden

Next Post
Ku-simaha Wasiirka Ganacsiga Oo Kulan La Qaatay Safiirka Sweden

Ku-simaha Wasiirka Ganacsiga Oo Kulan La Qaatay Safiirka Sweden

Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.

Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.

October 26, 2026
0

Dable Xoogga Abuukar Maxamuud Yuusuf ayaa Lagu Eedeyay inuu geeystay Dhac hubeysan iyo Turufo, Kadib markii uu ku dayey saaxiibkiis...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee  Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Azerbaijan

October 26, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐥𝐤𝐚 𝐮 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐰𝐚𝐫𝐞𝐞𝐣𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐨

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐥𝐤𝐚 𝐮 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐰𝐚𝐫𝐞𝐞𝐣𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐨

October 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In