Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaadiidka XFS oo dhagax dhigay dhismaha Xaruntii hore ee debdamiska Garoonka Aadan Cadde “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaadiidka XFS oo dhagax dhigay dhismaha Xaruntii hore ee debdamiska Garoonka Aadan Cadde “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dib u dhiska Xaruntii hore ee debdamiska garoonka Aadan Cadde ayaa ah mid baahiyo farabadan loo qabay, waxaana kor uu u qaadi doonaa Awoodda qaabilaadda culeeska diyaaradaha waa weyn inay si caadi ah uga soo degi karaan garoonka, iyadoo taasi laga duulayo ayuu maanta Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya iyo lisa filipetto oo ah Xoghayaha Xafiiska Qaramada midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa si wadajir ah u dhagax dhigeen Dib u dhis lagu sameyn doono Xaruuntaasi, waxaana qorshahu yahay in lagu soo gabagabeeyo Muddo lix bil ah.

 

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Lisa Filipetto Xoghayaha Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa  waxa ay  sheegtay in dhinacyo badan ay ka taageeraan Dawladda Soomaaliya,  mashruucaanna uu wax badan ka qaban doono shaqada Culus ee u taalla garoonka  Diyaaradaha ee Muqdisho.

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa kaga Mahadceliyay Xafiiska UNSOS sida ay uga aqbaleen in ay maalgaliyaan Mashruucaan, sidoo kale waxa uu sheegay in shaqada garoonka marba markii ka dambeysa ay sii kordheysa .

Dhinaca kale Munaasabad kooban oo lagu qabtay Gudaha Xarunta Maamulka Hawada Soomaaliya ayaa waxaa loogu Magacdaray Allaha ha u naxariistee Marxuum Abuukar Maxamed Maxamuud oo loo yaqiinay Abuukar Cadaani oo ka mid ahaa 4 Shaqaale ka tirsan Maamulka Hawada Soomaaliya oo Sanadkii 2015 lagu dilay  agagaarka aargada isgooska nambar afar ee Magaalada Muqdisho, iyaddoo ay goob joog halkaasi ay ahaayeen qaar ka mid Qoyskiisa.

 

Previous Post

Shirka qiimeynta Waxqabadka Wasaaradda Warfaafinta XFS oo maanta la soo gabogabeeyey “Sawirro”

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Barnamijka Dhacdooyinka Maanta Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In