Sunday, March 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga, ayaa maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da bisha May awgeed waxaa uu Hambalyo u diray dhammaan Shaqaalaha Soomaaliyeed.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa guud ahaan Shaqaalaha Soomaaliyeed gaar ahaan shaqaalaha Wasaaradda Gaashandhigga ku bogaadiyay gudashada waajibaadka qaran ee ay u hayaan Ummadda Soomaaliyeed isaga oo tilmaamay in ay xiliyada qaar ku shaqeeyaan marxalado adag taasina ay tahay mid ay ugu adeegayaan horumarinta Qaranimadooda.

Related posts

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS oo kormeeray dhismaha ceel-biyood ay yeelanayso Wasaaraddu

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS oo kormeeray dhismaha ceel-biyood ay yeelanayso Wasaaraddu

March 8, 2026
Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay Shirweynaha Meertada 25-aad ee Ururka Bulshada Bariga Africa

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay Shirweynaha Meertada 25-aad ee Ururka Bulshada Bariga Africa

March 8, 2026

“Waxa aan ugu horeyn hambalyo leeyahay guud ahaan Shaqaalaha Soomaaliyeed waxa aan si gaar ah Howlwadeennada Wasaaradda Gaashaandhigga Iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed uga mahad-celinayaa sida nafhurnimada leh ee ay ugu adeegayaan dadkooda iyo dalkooda iyaga oo maraxalad waliba ee lagu jiro diyaar u ah in ay umaddooda u adeegaan xili walibana naftooda ay ka hormariyaan adeega Bulshadooda Soomaaliyeed.”

Maalinta shaqaalaha adduunka oo la asteeyey 1, May, 1919-kii waa maalin caalami ah oo adduunka dhan looga dabaaldago maanta oo kale.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhambaal hambalyo ah u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed

Next Post

Wasiirka Qorsheynta XFS oo shir Caalami ah uga qeybgalay magaalada New York

Next Post
Wasiirka Qorsheynta XFS oo shir Caalami ah uga qeybgalay magaalada  New York

Wasiirka Qorsheynta XFS oo shir Caalami ah uga qeybgalay magaalada New York

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS oo kormeeray dhismaha ceel-biyood ay yeelanayso Wasaaraddu

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS oo kormeeray dhismaha ceel-biyood ay yeelanayso Wasaaraddu

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS,Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa maanta kormeeray goobta laga qodayo ceel biyood loogu talagalay...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay Shirweynaha Meertada 25-aad ee Ururka Bulshada Bariga Africa

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay Shirweynaha Meertada 25-aad ee Ururka Bulshada Bariga Africa

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO(ARUSHA-TANZANIA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qayb galay Shirweynaha Meertada 25-aad ee Madaxda Dowladaha Ururka...

Khasaaro dhimasho iyo mid hantiyadeed ka dhashay roob mahiigaan ah oo ku dhuftay dalka Kenya

Khasaaro dhimasho iyo mid hantiyadeed ka dhashay roob mahiigaan ah oo ku dhuftay dalka Kenya

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO(NAIROBI-KENYA):-Inta la xaqiijiyay 29 ruux ayaa ku geeriyooday daadad ka dhashay roob mahiigaan ah oo ku dhuftay dalka Kenya,...

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In