Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga oo saraakiil Soomaaliyeed tababar ugu soo xiray dalka Turkiga

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
7 months ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaashaandhigga oo saraakiil Soomaaliyeed tababar ugu soo xiray dalka Turkiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO: Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa waxa uu ka qaybgalay xaflad ay ku qalin-jabinayeen saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya, kuwaas oo dhammeeyay waxbarasho iyo tababar heer sare ah oo ay ku qaateen Kulliyadda Dagaalka ee Jaamacadda Difaaca Qaranka Turkiga.

Munaasabadda xafladda ayaa waxaa sidoo kale ka qaybgalay Madaxweynaha dalka Turkiga, mudane Recep Tayyip Erdoğan, xubno sare oo ka tirsan dowladdiisa, saraakiil ciidan, iyo wasiirrada difaaca dalalka kale ee ay saraakiisha ka qalin-jabiyeen.

Related posts

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026

Saraakiishan cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ka tirsan ayaa ka kala socda ciidamada dhulka, cirka, iyo badda, waxaana la filayaa inay aqoontii iyo xirfaddii ay barteen ku dalka dib ugu soo celiyaan, uguna biiriyaan amniga iyo xasilloonida guud ee dalka.

Wasiir Fiqi ayaa shahaadooyin iyo billado goobta munaasabadda xafladdu ay ka dhacaysay ku gudoonsiiyay qalin-jabiyayaasha, isaga oo ku ammaanay dadaalkooda iyo adkaysigoodii muddadii ay waxbarashada iyo tababarka ku jireen.

Previous Post

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga oo kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti

Next Post

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Xiriiriyaha Difaaca ee Safaaradda Masar

Next Post
Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Xiriiriyaha Difaaca ee Safaaradda Masar

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Xiriiriyaha Difaaca ee Safaaradda Masar

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
0

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In