Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Iyo Taliyaha CXDS Oo Kormeeray Deegaannadii Laga Xoreeyay Argagixisada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Iyo Taliyaha CXDS Oo Kormeeray Deegaannadii Laga Xoreeyay Argagixisada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya  Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka  Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeeray degaannadi dhowaan laga xoreeyay maleeshiyaadka argagixisada Al-Shabaab ee gobolka Hiiraan.

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka XDS ayaa tagay degaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan halkaasi oo dhawaan maleeshiyaadka nabadiidka Al-shabaab cashar lama ilaawaan ah loogu dhigay wexeeyna socod ku soo mareen guud ahaan degaanka iyagoo dhiirigelin u sameeyay geesiyaasha xds ee baacsanaya nabadiidka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ciidanka qaabka sida  oo kaashanaya  shacabka degaanka ayaa maalmihii ugu dambeeyay nabadiika kala wareegay degaano badan islamarkaasna ka dilay dhagar qabayaal gaaray 200.

Previous Post

Wasiirka Beeraha XFS Oo Kulan La Qaatay Safiirka Talyaaniga U Fadhiya Soomaaliya

Next Post

Xoojinta Iyo Iskaashiga Nabadgelyada Gaalkacyo Oo Laga Shiray

Next Post
Xoojinta Iyo Iskaashiga Nabadgelyada Gaalkacyo Oo Laga Shiray

Xoojinta Iyo Iskaashiga Nabadgelyada Gaalkacyo Oo Laga Shiray

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In