Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormeer shaqo ku tagey xarumaha ay ku howlgalaan Laamaha Garsoorka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormeer shaqo ku tagey xarumaha ay ku howlgalaan Laamaha Garsoorka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa kormeeray xarumaha iyo xafiisyada ay ku shaqeeyaan laamaha Garsoorka Dalka, isagoo kulan la qaatay Guddomiyaha Maxkamadda Sare ee ciidamada Qalabka Sida Gaashaanle Sare Maxamuud Axmed (Dalab), Guddoomiyaha Maxkamadda darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Korneel Xasan Cali Nuur Shuute, Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida, sidoo kale waxa uu kormeeray xafiisyada ay ku shaqeeyaan.

Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa u jeedka kormeerkiisa la xariirtay u kuurgelidda hanaanka shaqo iyo howlaha baaxadda leh ee ay Qaranka u hayaan.

Related posts

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa sidoo kale tilmaamay in kulamada uu la qaatay mas’uliyiintan uu ku qotomo sidii Maxkamadda Ciidamada looga hirgelin lahaa guud ahaan Maamul gobaleedyada Dalka, isagoo balan-qaaday in Wasaaradda Gaashaandhigga ay ka qeybqaadaneyso sare u qaadidda aqoonta Saraakiisha ka howlgala Maxkamadaha iyo Garsoorka Ciidamada Qalabka Sida.

Previous Post

Ardayda Dugsiga Sare ee Cabdullaahi Ciise oo ka qeyb qaadanaya dhireynta Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Qorsheynta oo ka qayb galay kulan ay isagu imaanayeen Wasiirada Qorsheynta Dowladaha Carabta “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Qorsheynta oo ka qayb galay kulan ay isagu imaanayeen Wasiirada Qorsheynta Dowladaha Carabta “SAWIRRO”

Wasiirka Qorsheynta oo ka qayb galay kulan ay isagu imaanayeen Wasiirada Qorsheynta Dowladaha Carabta “SAWIRRO”

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
0

Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In