Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Maxamed ayaa maanta ku Qaabilay Xafiiskiisa Xubno uu Hoggaaminayay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya, Danjire Francisco Madeira .

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Waxay ka Wada hadleen Siddii loo dar dargalin lahaa Howl-galka ka Dhanka ah Alshabaab Ee Ay Gobalada Dalka  ka Socda.

Danjire Francisco Madeira  ayaa ku ammaanay dawladda Federalka Soomaaliya Gaar ahaan Wasaaradda Gaashaandhigga sida ay uga go’antahay Xoreynta Goobaha ay ku Sugan yihiin Haraadiga Maleeshiyaadka Alshabaab

“Waa Talaabo Wanaagsan oo hore loo qaaday Howl-galka ka Socda Labada Shabeelle, Gedo, Baay iyo Bakool ee lagu Xoreeyay Deegaano badan oo Dadka ay ku Dhibaateyn jireen Kooxda Ashabaab “Ayuu yiri Danjire Francisco Madeira

Dhanka kale Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa Sheegay in Ciidamada Xoogga Dalka ay u diyaar garoobeen Qorshaha kala guurka ee Ciidamada AMISOM iyo Soomaaliya.

Previous Post

Shir looga hadlayay hanaanka dib u heshiisiinta oo la soo gebo gabeeyay “SAWIRRO”

Next Post

Bankiga Adduunka oo Madaxda dalka ugu hambalyeeyay ajandaha dib-u-habaynta iyo dhismaha mustaqbalka dalka

Next Post
Bankiga Adduunka oo Madaxda dalka ugu hambalyeeyay ajandaha dib-u-habaynta iyo dhismaha mustaqbalka dalka

Bankiga Adduunka oo Madaxda dalka ugu hambalyeeyay ajandaha dib-u-habaynta iyo dhismaha mustaqbalka dalka

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In