Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Ganacsiga Hirshabeelle Oo Bogaadiyey Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Gobalka Hiiraan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Ganacsiga Hirshabeelle Oo Bogaadiyey Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Gobalka Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka ganacsiga Dowlad gobaleedka Hirshabeelle oo ka qeybgaley Doorashada guddoonka Rugta ganacsiga Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa bogaadiyey hannaanka ay u dhacday doorashada Guddoonka Rugta ganacsiga.

Wasiir Faysal Axmed Xasan oo wareysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa ugu baaqay Guddoonka cusueb ee rugta gancasiga in uu bulshada ugu adeego si hagar la’aan ah, isagoo sidoo kale ku baaqey in ay la shaqeeyaan qeybaha kala duwan ee ganacsatada Gobalka  Hiiraan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Waxyaabaha aan u joogo magaalada Beledweyne waxaa ka qeyb ka ah sidaan uga qeybqaadan laheyn dagaallada ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab ee gobalka looga xureynayo iyo daawooyin loogu talagaley Cisbitaalada iyo sidii loo garsin lahaa dhamaan meelaha laga xureeyay argagixisada” ayuu yiri Wasiirka.

Wasiir Faysal ayaa xusay inay mar walba garab istaag u muujinayaan ciidamada qalabka sida ee ku howlan sidii Gobalka Hiiraan looga sifayn lahaa argagixisada Al-Shabaab.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kulan La Qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Dalka Maraykanka

Next Post

Dhamme C/qaadir Axmed Cali” Argagixisada Awood uma Harin, Mar kale kuma soo qaldami doonaan Ciidanka Xoogga”

Next Post
Dhamme C/qaadir Axmed Cali” Argagixisada Awood uma Harin, Mar kale kuma soo qaldami doonaan Ciidanka Xoogga”

Dhamme C/qaadir Axmed Cali” Argagixisada Awood uma Harin, Mar kale kuma soo qaldami doonaan Ciidanka Xoogga”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In