Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo ka hadlay Bandhig Ganacsiyeedyada ku soo badanaya Wadanka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo ka hadlay Bandhig Ganacsiyeedyada ku soo badanaya Wadanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Inj. Cabdullaahi Cali Xasan,  ayaa xalay ka qeyb-galay xafladda xiritaanka Bandhiggii Gaadiidka ee Muqdisho oo lagu qabtay hotel Gurya-Samo ee Muqdisho,  waxaana uu ka hadlay bandhig Ganacsiyeedyada ku soo badanaaya wadanka oo uu sheegay inay muujinayaan horumarka dhinaca Ganacsiga balse waxa uu ku dhawaaqey inay qabanayaan bandhigga Ganacsiga Soomaaliyeed oo noqon doono bandhig mideeya sidoo kale na ay ka soo qeyb-galaan Ganacsiyada dalka oo dhan.

Wasiirka oo ay wehelinayeen saraakiil ka tirsan Wasaaradda, ayaa  khudbad uu halkaas ka jeediyey ku boggaadiyey cid kasta oo soo qaban-qaabisay sidoo kale na gacan ka gaysatay barnaamijka bandhigga Gaadiidka oo uu sheegay inuu muhiimad weyn u lahaa dalka gaar ahaan ganacsiga,  waxaana uu carabka ku dhuftay in Gaadiidku ay kaalin-weyn ku lee yihiin dhaq-dhaqaaqa iyo horumarinta Ganacsiga.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, waxa uu ganacsatada iyo Maal-gashadayaasha ugu baaqey inay Maal-gashiyo ku sameeyaan siddii Gaadiidka dibadda laga soo dhoofiyo looggu farsameyn lahaa dalka gudahiisa si loogga helo baa uu yidhi fursado Ganacsi iyo weli ba sidoo kale kuwo shaqo abuur.

Previous Post

Xuska 8 Maarso oo lagu qabtay xarunta Gobolka Banaadir “SAWIRRO”

Next Post

UNHCR welcomes Somalia deposit of the investments of Ratification of the Kampala convention

Next Post
Hey’adda UNHCR oo sheegtay in qaxooti Soomaali ah ay dib ugu noqdeen dalkooda

UNHCR welcomes Somalia deposit of the investments of Ratification of the Kampala convention

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In