Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka ganacsiga XFS oo si weyn looga loogu soo dhaweeyay magaalada Garoowe

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka ganacsiga XFS oo si weyn looga loogu soo dhaweeyay magaalada Garoowe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dawladda Soomaaliya Eng. Cabdullaahi Cali Xasan  ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal.

Wasiirka iyo wefdiga safarkiisa ku wehliya ayaa halkaasi u tagay sidii ay uga qayb geli lahayeen kulanka wada-tashiga hindise sharciyeedka shirkadaha, kaas oo lagu wado in uu ka furmo magaalada Garowe ee caasimada Puntland, waxaana lagu wadaa in maalinta berri ah uu furmo.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Kulankaan wada-tashiga ah ayaa waxa ka qeyb qaadanaya guddiga Aqalka Sare u qaabilsan maaliyadda, dhaqaalaha, ganacsiga iyo warshadaha, wasiirrada dawladaha xubnaha ka ah dawladda federaalka, guddiyada ganacsiga iyo warshadaha ee golaha wakiilada dowlad goboleedyada.

Previous Post

Wejiga koowaad ee gurmadka Baladweyne oo lasoo gebagabeeyay

Next Post

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xariga ka jaray dhismaha waddada isku xirta isgoosyada Siinaay iyo Baar-Ayaan”Sawirro”

Next Post
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xariga ka jaray dhismaha waddada isku xirta isgoosyada Siinaay iyo Baar-Ayaan”Sawirro”

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xariga ka jaray dhismaha waddada isku xirta isgoosyada Siinaay iyo Baar-Ayaan"Sawirro"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In