Tuesday, February 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyiinka Soomaaliya oo gaartay Jowhar+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyiinka Soomaaliya oo gaartay Jowhar+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka gargaarka iyo maareynta masiibooyinka xukuumadda federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta gaartay magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay.

Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka labaad ee maamulka Hirshabeelle, Mas’uuliyiin,ururada bulshada rayidka ah bahda barbaarta gaashaaman ayaa magaalada ku soo dhoweeyay Wasiir Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye.

Related posts

Tababar ku Saabsan Qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran oo Lagu Qabtay Muqdisho

Tababar ku Saabsan Qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran oo Lagu Qabtay Muqdisho

February 9, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Dr  Cumar Aadan Cadde

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Dr Cumar Aadan Cadde

February 9, 2026

Wasiir Khadiijiyo Maxamed Diiriye oo soo dhoweyn ka dib la hadashay warbaahinta ayaa ku sheegtay ujeedka ay u timid Jowhar iney tahay ka qeyb galka doorashooyinka maamulka Hirshabeelle oo heer gabo-gabo ah maraya.

Sidoo kale, wasiirka garagaarka iyo maareeynta masiibooyinka Soomaaliya ayaa hoosta ka xariiqday iney si dhow ula socoto xaaladaha fatahaadaha ee ka jira deegaannada Hirshabeelle wax badana ay ka qaban doonaan.

Tags: Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyiinka Soomaaliya oo gaartay Jowhar+Sawirro
Previous Post

Guddoomiye Cumar Filisha oo dalka dib ugu soo laabtay+Sawirro

Next Post

Wasiirka Haweenka XFS oo kulan la qaaday  Ku Xigeenka Ergayga gaarka ah QM ee Soomaaliya+Sawirro.

Next Post
Wasiirka Haweenka XFS oo kulan la qaaday  Ku Xigeenka Ergayga gaarka ah QM ee Soomaaliya+Sawirro.

Wasiirka Haweenka XFS oo kulan la qaaday  Ku Xigeenka Ergayga gaarka ah QM ee Soomaaliya+Sawirro.

Tababar ku Saabsan Qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran oo Lagu Qabtay Muqdisho

Tababar ku Saabsan Qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran oo Lagu Qabtay Muqdisho

February 9, 2026
0

Tababar ku saabsan Qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran (Green Climate Fund – GCF) iyo Ansixinta Qiimaynta Baahiyaha Diyaargarowga Soomaaliya (Readiness Needs...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Dr  Cumar Aadan Cadde

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Dr Cumar Aadan Cadde

February 9, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelka iyo guud ahaan bahda...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socday Jarmalka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socday Jarmalka

February 9, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-dowlaha Iskaashiga...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Amiir Abdulaziz Bin Ayyaf

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Amiir Abdulaziz Bin Ayyaf

February 9, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo safar shaqo ku jooga dalka Sucuudiga, ayaa kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In