Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Haweenka oo booqatay Qoysaskii dhawaan laga keenay Yemen

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xaquul insaanka Xukuumadda Soomaaliya Marwo Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa maanta booqatay qoysaskii dhawaan  ka soo  cararay dagaalada ka socda  dalka Yemen ee la dejiyay xarun ku taalla degmada Hodan ee Gobolka Banaadir

Qoysaskan oo isugu jira Yemenniin iyo Soomaali gaaraya lix qoys oo tiradoooda tahay 52 ruux , ayaa Wasiirka  mid mid u booqatay qolalka ay ku jiraan dadkaasi oo iminka si wada jir ah ay u  caawinayaan dowladda Soomaaliya iyo hay’adda IOM.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Marwo Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa tilmaamtay inay indhaheeda ku aragtay daruufta ka muuqata qoysaskaasi, waxaana ay tilmaamtay in bulshada Soomaaliyeed looga fadhiyo sidii ay dhexdooda isugu gurman lahaayeen.

“Een waxaan soo booqday xeradii ugu horeeysay ee dadkii ka yimid dagaaladda Yemen ka socday ay ku jiraan, waxa kale oo jooga halkaan dad badan oo laga soo tarxiilay wadanka Sacuudiga,  Maasha Allah waxaa halkani iiga muuqata  in Soomaalida isku tegtay  gabdhahii  Urarradda bulshadda rayidka,  Dowladda iyo IOM inay caawinayaan  qoysaskan, maadaama  IOM ay qaabilsantahay  in dadka qoxootiga  caawiso” ayay tiri Marwo Sahro.

Wasiirka haweenka iyo xuquuqda aadanaha ayaa tilmaamtay in ka Wasaarad ahaan ay door muuqda ka qaadan doonaan sidii loo caawin lahaa qoysaska Soomaaliyeed ee dalkooda dib loogu soo celinayo.

Previous Post

Deg deg: Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ka tacsiyadeeyay dilka Xildhibaan Yuusuf Dirir

Next Post

Guddiga isku dhafka ciidamada Qaranka oo booqday xero loogu talagalay ciidanka “SAWIRRO”

Next Post
Guddiga isku dhafka ciidamada Qaranka oo booqday xero loogu talagalay ciidanka “SAWIRRO”

Guddiga isku dhafka ciidamada Qaranka oo booqday xero loogu talagalay ciidanka “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In