Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Haweenka XFS oo kulan la qaaday  Ku Xigeenka Ergayga gaarka ah QM ee Soomaaliya+Sawirro.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Haweenka XFS oo kulan la qaaday  Ku Xigeenka Ergayga gaarka ah QM ee Soomaaliya+Sawirro.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda haweenka iyo xuquuqul Insaanka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahin ayaa maanta kulan fogaan arrag ah la qaatay Ku xigeenka ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay ee Soomaaliya Raisedon Zenenga iyo xubno ka tirsan bahda Qaramada Midoobay.

Wasiir Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa waxa ay kala hadashay masuuliyiinta Qaramada midoobay arrimaha hortabinta uleh wasaaradda isla markaana xafiiska qaramada midoobay ka taageero.

Related posts

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026

“Ku xigeenka ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay ee Soomaaliya Raisedon Zenenga iyo xubno ka tirsan bahda Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan hordhac ah oo dhanka khadka Internet-ka ah  la yeeshay wasiirka Wasaaradda haweenka iyo xuquuqul Insaanka xukuumadda federaalka Soomaaliya, Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahin, kulanka ayaa looga hadlay arrimaha muhiimadda u leh wasaaradda iyo sida Qaramada Midoobay ay u taageeri karto.

Tags: Wasiirka Haweenka XFS oo kulan la qaaday  Ku Xigeenka Ergayga gaarka ah QM ee Soomaaliya+Sawirro.
Previous Post

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyiinka Soomaaliya oo gaartay Jowhar+Sawirro

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho.

Next Post
Dhagayso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho.

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefanka kula...

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Saalim Caliyoow Ibrow, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda...

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan Xuseen Maxamed, iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda, ayaa kulan miro-dhal ah...

Wasiirka Qoyska oo xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah oo loogu talagalay agoonta Booliiska

Wasiirka Qoyska oo xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah oo loogu talagalay agoonta Booliiska

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In