Sunday, November 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Haweenka XFS oo Muqdisho ku soo xirtay shirka wadatashiga xaqiijinta Qoondada Haweenka.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Haweenka XFS oo Muqdisho ku soo xirtay shirka wadatashiga xaqiijinta Qoondada Haweenka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Federaalka Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa  Muqdisho ku soo xirtay shirka wadatashiga  ah ee ku saabsanaa xaqiijinta qoondada Haweenka ee Golaha Shacabka oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka socday Magaalada Muqdisho.

Shirkaan waxaa kaso qeyb galay Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Dowladda, Wakiilo ka socday Qaramada Midoobay, ururada haweenka, xubno ka socday Wasaaradaha Haweenka ee dowlad goboleedyada dalka iyo marti Sharaf kale.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Munaasabadda Caleema-saarka hoggaanka Hirshabelle

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Munaasabadda Caleema-saarka hoggaanka Hirshabelle

November 8, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

November 8, 2026

Qaar ka mid ah haweenkii ka hadlay Madasha ayaa ugu baaqay Maamul Goboleedyada inay adkeeyaan hubinta Qoondada Haweenka boqolkiiba sodanka ee Golaha Shacabka.

Wasiirka Haweenka xukumadda federaalka  Soomaaliya Marwo Xaniifa ayaa u macadcelisay Ka qeybgalaysha  waxaana ay sheegtay in doorashadii golaha Aqalka sare ay hawenka kusoo korortay hal haweenka ah sidoo kale waxa ay xoojisay baahida loo qabo hubin qoondada haweenka ee doorashooyinka aqalka hoose ee ka socday dalka.

Wasaaradda haweenka xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa guud ahaan dalka kawada olole xoogan oo lagu xoojinayo hubinta qoondada haweenka ay ku leeyihiin barlamaanka dalka.

 

 

Tags: Wasiirka Haweenka XFS oo Muqdisho ku soo xirtay shirka wadatashiga xaqiijinta Qoondada Haweenka.
Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo Dalka dib ugu soo laabtay

Next Post

Shir ku saabsan Nabadda iyo Isdhexgalka bulshada oo ka socda Xeraale “SAWIRRO”

Next Post
Shir ku saabsan Nabadda iyo Isdhexgalka bulshada oo ka socda Xeraale “SAWIRRO”

Shir ku saabsan Nabadda iyo Isdhexgalka bulshada oo ka socda Xeraale “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Munaasabadda Caleema-saarka hoggaanka Hirshabelle

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Munaasabadda Caleema-saarka hoggaanka Hirshabelle

November 8, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha dib loo doortay ee Dowlad...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

November 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada...

Weerar sababay khasaaro nafeed oo lagu qaaday saldhig ku yaalla dalka Colombia

Weerar sababay khasaaro nafeed oo lagu qaaday saldhig ku yaalla dalka Colombia

November 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Militariga Dawladda colombiya ayaa shaaciyey in saddex askari oo kamid ahaa Ciidnkooda la dilay halka ugu yaraan...

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Galmudug oo Saraakiil u qabatay tababar heer sare ah

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Galmudug oo Saraakiil u qabatay tababar heer sare ah

November 8, 2026
0

Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa qabatay tababar dib-u-xoojin aqooneed iyo xirfadeed oo loogu talagalay saraakiisha iyo xubnaha Ciidanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In