Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Horumarinta Haweenka ee Puntland oo xilka loo dhaariyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Horumarinta Haweenka ee Puntland oo xilka loo dhaariyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 16 August 2017 lagu dhaariyey Madaxtooyada Garoowe Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Maryan Axmed Cali  oo kamid ahayd Golihii Wasiirada Cusbaa ee uu Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas magcaabay 6-dii August 2017 laguna dhawaaqay magcaabistooda 07 August 2017.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Munaasibadda dhaarta ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Puntland, Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland.

Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa dhaarta kadib kula dardaarmay Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Maryan Axmed Cali inay masuuliyad gaar ah iska saarto hawlaha Qaran ee ay u qabatay shacabkeeda, isla markaana ay ka soo dhalaasho shaqooyinka baaxadda leh ee xafiiskeedu u qabto shacabka Puntland, gaar ahaan Haweenka Puntland.

Sidoo kale Madaxweynaha Puntland ayaa u sheegay Wasiirka in Wasaaradda Harumarinta Haweenka iyo Arrinta Qoyska muhiimad gaara u leeyahay Puntland iyo shacabkeeda, maadaama ay shaqadiisu tahay u adeegidda, daryeelidda, ka warqabka Waxbarashadooda iyo taakulaynta da’yarta iyo Haweenka Puntland oo iyagu laf dhabar u ah jiritaanka Puntland.

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad goboleedka Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa dhankiisa kula dardaarmay Wasiir Maryan Axmed Cali inay markasta ka fogaato kana feejignaato wax kasta oo shaqadeeda gaabis ku keenaya, isla markaana ay si daacadnimo ku jirto, masuuliyad ku jirto, xilkasnimona leh  ay ugu adeegto dadkeeda iyo dalkeedaba.

Previous Post

Cabdiraxman Jaamac Barre oo ku geeriyooday Dalka Mareykanka

Next Post

Xafiis loogu gurmanayo bulshada oo laga hirgeliyay Gaalkacyo

Next Post
Waxgaradka iyo culumada magaalada Gaalkacyo oo kala qaadayo ciidamadii ku dagaalamay gudaha magaalada.

Xafiis loogu gurmanayo bulshada oo laga hirgeliyay Gaalkacyo

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In