Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Howlaha Guud oo Muqdisho ka furay tababar ku saabsan tayaynta qorshaha Istraatiijiyadda Shaqo ee Wasaaradda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Howlaha Guud oo Muqdisho ka furay tababar ku saabsan tayaynta qorshaha Istraatiijiyadda Shaqo ee Wasaaradda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaarkan oo maanta loo furay shaqaalaha iyo maamulka Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u Dhiska Xukuumadad Federaalka Soomaaliya ayaa ujeedkiisu yahay dejinta qorshaha Istraatiijiyadda shaqo ee Wasaaradda, kaasi oo ay bixin doonaan khuburo aqoon durugsan u lehย  arrimahaasi, wuxuuna socon doona muddoย  3 maalin ah.

Munaasabadda furitaanka waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka, Wasiir ku-xigeenka, Maamulka iyo Shaqaalaha Wasaaraddaasi, iyadoo masโ€™uuliyiintu ay sheegeen in ay ahmiyad siinayaan sidii loo tayayn lahaa shaqada Wasaaradda iyo shaqaalaheeda, Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaasi Axmed Maxamed Iman oo si kooban u sharxay ujeedka tababarkan, ayaa xusay in maalmaha uu socdo tababarkan ay xoogga ku saari doonaan sidii sare loogu qaadi lahaa tayada qorshaha Istraatiijiyadda shaqo ee Wasaaradda.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Mudane Cabdi Aadan Hoosow Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u Dhiska Soomaaliyaย  oo la hadlay shaqaalaha ayaa sheegay in looga baahanyahay shaqaalaha in ay waxbadan faaโ€™ideystaan si ay kaalintooda uga qaataan dib u dhiska dalkooda.

โ€œMaalintii aan imaanayay xafiiska waxaan balan qaaday shaqo, Warka aniga shaqada ayaan ka jeclahay, Wasaaraddan waxaa ay shaqadeedi tahay in dalkaan oo dhan ay dhisto, Wakaalado badan ayaa ka baxaya, tayaynta shaqaalaha iyo agaasime waaxeedyada waa arrin aad muhiim u ah,si ay waajibaadkoodi u gutaan, shaqaalaha hadii aysan tayaysnayn waxba ma qaban karaan, qof aan wax maamuli karin oo aan tayo lahayn ma joogi karoโ€. Ayuu yiri Wasiir Hoosow.

Tani ayaa dhiirogelinaysaa in howlaha shaqo ee Wasaaradda ay noqdaan kuwo leh tayo sare oo loogu adeego bulshada Soomaaliyeed.

Previous Post

President Farmajo travels to Sochi, Russia to Attend the Russia-Africa Forum (RAF).

Next Post

Dowladda F.S oo sheegtay in ay hayaan $.15-milyan oo loogu talagalay mashruuca badbaadinta Bulshada

Next Post
Dowladda F.S oo sheegtay in ay hayaan $.15-milyan oo loogu talagalay mashruuca badbaadinta Bulshada

Dowladda F.S oo sheegtay in ay hayaan $.15-milyan oo loogu talagalay mashruuca badbaadinta Bulshada

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In