Sunday, February 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Howlaha Guud XFS oo shir muhiim ah ka daahfuray Spain

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 months ago
in Wararka
0
Wasiirka Howlaha Guud XFS oo shir muhiim ah ka daahfuray Spain
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirweynaha Spain–Africa 2025 ayaa ka furmay magaalada Madrid, iyadoo uu si rasmi ah u furay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud ee Soomaaliya, Dr. Clmi Maxamuud Nuur , oo ay weheliyeen mas’uuliyiin sare oo reer Spain iyo Afrika.

Wasiirka ayaa madasha ka jeediyay khudbad muhiim ah oo uu kaga hadlay arrimaha dib-u-dhiska, horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha, iyo qorshaha cusub ee Soomaaliya ee isbeddelka Qaranka (2025–2029), kaas oo la jaanqaadaya Ajendaha Afrika 2063 iyo istaraatiijiyadda Spain–Africa.

Related posts

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

February 7, 2026
Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

February 7, 2026

Wuxuu si gaar ah u xusay muhiimadda dib-u-dhiska dekedaha, wadooyinka, tamarta, biyo-xireennada, iyo isku xirka gobollada. Wuxuu sidoo kale ugu baaqay Spain iyo beesha caalamka inay maalgelin muuqata ku taageeraan horumarka Soomaaliya.

Halkudhigga sanadkan ee Soomaaliya: “Soomaaliya dib looma dhisayo, balse waa la beddelayaa.”

Tani waxay muujinaysaa hiigsiga cusub ee Soomaaliya ee ku saleysan horumar, xasillooni iyo iskaashi caalami ah.

Previous Post

Kulanka Wadatashiga Siyaasadda Qaran ee Maareynta Khataraha Isticmaalka Khaldan ee Warbaahinta Bulshada òo la soo xiray

Next Post

Xafiiska Xajka Soomaaliya oo Shahaado Sharaf Guddoonsiiyay Dhakhaatiirta Isbitaalka Boqor Cabdalla ee Jidda

Next Post
Xafiiska Xajka Soomaaliya oo Shahaado Sharaf Guddoonsiiyay Dhakhaatiirta Isbitaalka Boqor Cabdalla ee Jidda

Xafiiska Xajka Soomaaliya oo Shahaado Sharaf Guddoonsiiyay Dhakhaatiirta Isbitaalka Boqor Cabdalla ee Jidda

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(JABUUTI):-Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Cali Cabdi Maxamed, ayaa si rasmi ah loogu doortay xilka Madaxweyne Ku-xigeenka Ururka Kubadda...

Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Prof. Salim Caliyow Ibrow, ayaa si faahfaahsan uga...

Munaasabad lagu soo dhaweynayo Wasiirka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu qabtay dalka UK

Munaasabad lagu soo dhaweynayo Wasiirka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu qabtay dalka UK

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(LONDON):-Magaalada London ee Caasimadda Dalka UK waxaa xalay lagu qabtay munaasabad si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo...

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Soomaaliya ayaa ku biirtay dhoolatus ballaaran oo ay wadajir u sameynayaan ciidamada badda dalal dhowr ah, kaas oo ujeeddadiisu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In