Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ๐ซ๐ถ๐น๐ฑ๐ต๐ถ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐ ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐น๐ถ๐ป ๐๐ฎ๐น๐ถ (๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ) iyo wefdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo u joogo Magaalada Beijin ee Wadanka Shiinaha, ayaa la kulmay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warshadaha iyo Teknoolojiyada Shiinaha Md. Zhang Yunming.
Kulan Doceedkaan, ayaa si gaar ah waxaa loogu soo qaaday xoojinta Xiriirka Iskaashigaan labada dhinac si gaar ah Isgaaraiinta iyo Teknoolojiyada
Wasaaradda Isgaarsiinta waxa ay dadaal ugu jirtaa sidii loo adkeenlahaa Xiriirka iyo Iskaashiga ay Wasaaraddu la leedahay Wadamada iyo Ururada bahwadaaga ay la tahay, waxaana la filayaa Safarka Wasiirka ku tagay in ay ka soo baxaan Qorshayaal waxtar u leh Dalka.