Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Wasiirka Khadiija: “Garoonka Stadium Muqdisho waxaa xariga laga jari doonaa horaanta bisha Janaayo ee sanadka cusub” SAWIRRO

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Wasiirka Khadiija: “Garoonka Stadium Muqdisho waxaa xariga laga jari doonaa horaanta bisha Janaayo ee sanadka cusub” SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Agaasmaha Guud ee Wasaradda, cayaartooy ka timid dalka dibadiisa iyo mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta kormeer howleed ku tegay garoonka cayaaraha ee stadium Muqdisho si ay ugu kuurgalayaan  dhismaha garoonka oo meel gaba gaba ah maraya.

Guddoomiyaha Degmadda Warta Nabadda Saynab Maxamuud Warsame ayaa warbixin ka siisay Wasiirka dhallinyrada iyo mas’uuliyiinta kale ee la socotay heerka uu marayo dhismaha garooonka.

Related posts

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026

Guddoomiye ku-xigenka arrimaha bulshadda Maamulka Gobolka Banaadir Basma Caamir Jakeeti ayaa uga mahadcelisay Maamulka degmadda Warta Nabadda sida wanaagsan ee ay ugu qeyb qaadanayaan  isdhaxgalka Bulshada.

Wasiirka dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye ayaa sheegaty in dhawaan lasoo gaba gabayn doono  dhismaha garoonka  cayaaraha ee stadium Muqdisho, waxaana ay sheegtay in dhawan dhallinyarda maanta ay keenen garoonka ka timid daka dibadiisa ay la ciyari doonaan xidigaha degmada Dharkeynlay oo dhawan ku guulaystay koobka Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Wasiir Khadiija ayaa daboola ka qaaday in bisha Janaayo ee sanadka cusub xariga laga jari doono garoonka Hooyga cayaaraha ee Stadium Muqdisho, isla markaana lagu qaban doono tartamo isboorti oo heerar kala duwan leh.

Goroonka Stadium Muqdisho ayaa la dhisay sanadkii 1978 waxaana uu ka mid yahay goroomada ugu weyn qaarada Afrika, waxaana hadda muuqata in rajadaasi dibloosoo  noolaynayo

 Maa’iddo Muxudiin

Previous Post

Taliyihii Xabsiga dhexe General Maxamed Cumar oo shaqo joojin lagu sameeyey

Next Post

Taliska ciidanka Asluubta oo magacaabay guddi soo baara marxuum ku dhintay xabsiga dhexe ee Xamar “Dhageyso”

Next Post
Qarax ka dhacay Xabsiga Dhexe

Taliska ciidanka Asluubta oo magacaabay guddi soo baara marxuum ku dhintay xabsiga dhexe ee Xamar “Dhageyso”

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi isugu jira wasiiro Iyo...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In