Wasiirka wasaaraadda maaliyada soomaliya C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa xili u lahadalyaay Warbaahinta Qaranka waxa u ku baqay in ay Shacaabka Somaliyed ay canshuurta si toos ah ay ugu shubaan Bangiiga dhexe ee Dalka .DHAGEEYSO CODKA wasiirka maaliyada somaaliya
Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...












