Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maaliyadda oo khadka kula shiray Wasiirada Maaliyadda ee Dowlad goboleedyada “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maaliyadda oo khadka kula shiray Wasiirada Maaliyadda ee Dowlad goboleedyada “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaan oo ku dhacay qaab fogaan arag  ah ayaa waxaa diirada lagu saaray la tacaalida cudurka COVID-19 iyo xoojinta wada shaqaynta labada heer

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka hadlay muhiimadda shirka ayaa sheegay in Wasiirada Maaliyadda ee dowlad goboleeyada ay isla meel dhigeen arrimo badan oo ay ugu horeyso xoojinta wada shaqeynta heer federaal iyo heer dowlad goboleed..

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

“Waxaa maanta inoo qabsoomay shirkii Wasiirada Maaliyadda ee Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah  iyo Maamulka ka Gobolka Banaadir, arrimaha ugu muhiimsan ee aan ka wada hadalnay waxaa ka mid ahaa, sidii loo horumarin lahaa Maaliyadda dalka iyo sii wadidda shirarka noocaan oo kale ah oo aan wadajir uga hortageyno xanuunka Coronavirus”. Ayuu yiri Wasiir Beyle.

Wasiirka Maaliyadda Dr Beyle ayaa hoosta ka xariiqay inay muhiim tahay wada shaqaynta iyo latacaalidda COVID19.

Previous Post

Wasaarada Maareynta Musiibooyinka oo tababar u furtay howlwadeenno ka shaqeynaya xarumaha digniinta musiibooyinka “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo Muqdisho ku qabtay munaasabad lagu xusayey Maalinta badqabka cuntada adduunka “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo Muqdisho ku qabtay munaasabad lagu xusayey Maalinta badqabka cuntada adduunka “SAWIRRO”

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo Muqdisho ku qabtay munaasabad lagu xusayey Maalinta badqabka cuntada adduunka “SAWIRRO”

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In