Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maaliyadda oo kormeeray xarunta Hogaanka Ilaalinta Canshuuraha ee Ciidanka Booliska “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maaliyadda oo kormeeray xarunta Hogaanka Ilaalinta Canshuuraha ee Ciidanka Booliska “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo ku-xogeenkiisa ayaa maanta howlo kormeer ah ku tegay xarunta hogaanka Ilaalinta Canshuuraha ee ciidanka Booliska, kaasi oo u jeedka ahaa u kuurgelidda sida ay ciidamada u shaqeeyaan.

Mas’uulayiinta ayaa waxaa ku soo dhaweyayย  Hogaanka ย Ilaalinta canshuuraha ย Taliyaha Hogaaankaasi iyo sarakiil kale oo ka tirsan Ciidanka iyagoo ugu warbaxiyay howlaha ay hayaan iyo halka ay mareyso.

Related posts

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026

Wasiirku Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya Mudane Cabdulaahi Sheekh Cali ayaa sheegay inย  loo baahanahay in la xooojiyoย  qaabka loo aruuniyo cansruuaha.

โ€œDowladda waxaa ka go’an sidii wadanka loo gaarsiin lahaaย  horumar wanaagsan, taasina waxaa lagu gaari karaa in aan xil iska saarno canshuurahana si wnaagsan loo qaado, waa mida kaliya ee dalka lagu horumarin karoโ€Ayuu yari Wasiir Qaloocow

Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Soomalaiya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in ay muhiim tahay in xil la iska saaro aruurinta canshuuraha .

โ€œWaa in laย  xoojiyoย  shaqada canshuur aruunita, taasi oo ahย  mid muhiim ah, waana in ay wada shaqeyn fiican dhex marto adiga iyo shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda u xilsaaran canshuur arruurinta ย loo xilsaaray, Shacabka canshuur baxiyaasha ah in si wanaagsan loola dhaqmo loona isticmaalo lacagaha sida loogu talagalayโ€ayuu yari Wasiir Beyle.

Sidoo kale Wasiirka Maaliyadda ayaa hoosta ka xaqiiray in hogaanka ilaalinta canshuuraha ciidanka booliska shaqadooda loo madax banaaneeyo.

โ€œWaa in ย loo dhaafo shaqadooda ciidanka ilaalinta canshurahaย  Booliska shaqadoooda ย waxyaabo kaleย  oo aan ka baxsaneen shaqadooda inaa loo dirsan, loogaga baahan yahay in ay shaqadooda xoojinayaan” ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda

Dhinaca kale Wasiir Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay inย dowladda ay ka go’antahay bixinta mushaaraadka ciidanka iyo shaqaalaha dowladda, waxaana uu yiri โ€œXukuumadda way ย ka go’antahay in ay idin siisoย  mushaaraadkiina, ย waana joogto amniga qeyb muhiim ah ka yahayย  xasilinta dalka, isla markaana qarashaaad loo helo, ย si wadankeena xasilooni amni u helo sida aad ogtahiin dalkeena waa hodan, waxaana ku jira kheyraad fara badan waxaanaย  muhiiim ah inaan ka faaโ€iidesanoโ€

Masuulayiinta Wasaaradda maaliyadda ayaa dadaalo xoogan ugu jira sidiii loo kobcin lahaa dhaqaalaha wadanka iyo sidii dadka Soomaaliyeed loogu baraarujin lahaa in ay bixiyaan canshuruaadka.

Previous Post

Waxqabadka Dawladda ee usbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha guddiga shaqaalaha rayidka ah oo Baydhabo gaaray-Sawirro

Next Post
Guddoomiyaha guddiga shaqaalaha rayidka ah oo Baydhabo gaaray-Sawirro

Guddoomiyaha guddiga shaqaalaha rayidka ah oo Baydhabo gaaray-Sawirro

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso โ€œSoddonโ€ , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

RADIO MUQDISHO:-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In