Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maaliyadda XFS oo maanta hor tagay Gollaha aqalka sarre ee BFS “Sawirro”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maaliyadda XFS oo maanta hor tagay Gollaha aqalka sarre ee BFS “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha Aqalka Sarre ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sarre Kulakii 19-aad ee Kalfadhiga 6-aad iyadoona oo uu shir Guddomiyay Guddomiyaha Aqalka Sarre Senatar Cabdi Xaaahi Cabdullahi, sidoo kalana uu goob jog ahaa Guddomiye Ku-Xigeenka 2aad Senatar Moowlid Xuseen Guhaad.

Ajendaha Kulanka ayaa ahaa akhrinta labaad ee Sharciga wax-ka badelka iibka iyo qandaraasyada Qaranka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddiga dhaqaalaha, maaliyadda,ganaacsiga,warshadaha,isgaarsiinta iyo dalxiiska ee Aqalka Sarre ayaa ka hor akhriyay fadhiga golaha warbixinta Hindise-sharciyeedkaan.

Intaa ka dib ayaa Wasiirka wasarada Maaliyadda Dr.Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ay wehliyaan howl-wadeeno ka socday wasaradda maaliyadda ayaa hor yimid Golaha Aqalka Sarre.

Wasiirka ayaa laweeydiiyay Su’aalo ku adaan Akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Wax-ka badelka iibka iyo qandaraasyada Qaranka, waxa uuna ka jaawabay su’aalihi ay weeydiiyeen Senataradda.

Ugu dambeyntii waxan shirka soo xiray Guddomiye ku-xigeenka labaad Senatar Moowlid Xuseen Guhaad oo shegay in dooda akhrinta 2aad ee sanatarada lagu soo daro Sharciga.

Previous Post

Maamulka gobolka Benaadir oo shaaciyay xilliga la qabanayo ciyaarta kama dambeysta ah ee degmooyinka Waaberri iyo Dharkiinleey.

Next Post

Aqoon iswaydaarsi ku saabsan hufnaanta Doorashooyinka oo Muqdisho ka furmay+Sawirro

Next Post
Aqoon iswaydaarsi ku saabsan hufnaanta Doorashooyinka oo Muqdisho ka furmay+Sawirro

Aqoon iswaydaarsi ku saabsan hufnaanta Doorashooyinka oo Muqdisho ka furmay+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In