Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maaliyadda XFS oo u hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub ee Bangiga Aduunka

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maaliyadda XFS oo u hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub ee Bangiga Aduunka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasinka Fulinta ee Bangiga Aduunka ayaa-tii bishaan Madaxweynaha Bankiga ee shanta sano soo aadan u doortay David R. Malpass

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddiga Agaasinka Bangiga Aduunka ayaa waraysi ay la yeesheen kadib u doortay inuu noqdo Malpass Madaxweynaha Bangiga Aduunka iyaga oo u rajeeyay inuu hirgaliyo howlaha iyo himilooyinka Bangiga.

Mr Malpass muddo xileedkiisa waxaa ka bilaabanya maanta oo ku beegan 9 bisha April.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ugu hambalyeeyay xilka loo doortay David Malpass Madaxweynaha cusub ee Bangiga Aduunka.

Wasiir Beyle ayaa yirri  “Bangiga aduunku door muhiim ah ayuu ka qaadanayaa howlaha hormarinta iyo dib u habeynta dhaqaalaha Soomaaliya waxaan rajeynayaa hormar iyo xoojinta xiriir adag ee innaga dhaxeeya Bangiga aduunka waqtigaan oo aan ku jirno dib u habeynta.

Bankiga Aduunka ayaa sanadkii tagay ee 2018  Soomaaliya ugu deeqay 140 oo doolar oo lagu abaal mariyay Soomaaliya guulaha ay ka gaartay wadahadalka deyn cafimnta sharuudihii ku xernaa iyo hagaajinta maamulka Maaliyadda.

David R. Malpass Madaxweynaha Cusub ee Bangiga aduunka waxa uu dhashay 1956 waa dhaqaalyahan Mareykan ah oo muddo ka soo shaqeeyay hey’adaha dhaqaalaha dalkiisa iyo kuwa caalami ah.

Previous Post

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka qayb-galay kulan gaar ah oo ay isugu yimaadeen Guddoonnada Baarlamaannada Adduunka.

Next Post

Shirka Golayaasha Xeer-dejinta Dowladda Federaalka iyo M/Goboleedyada oo Maalintii Labaad ka socda Garowe.

Next Post
Shirka Golayaasha Xeer-dejinta Dowladda Federaalka iyo M/Goboleedyada oo Maalintii Labaad ka socda Garowe.

Shirka Golayaasha Xeer-dejinta Dowladda Federaalka iyo M/Goboleedyada oo Maalintii Labaad ka socda Garowe.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In