Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Qorshenynta Oo Ka Qeybgalay Daah-furka Mashruuca Korontada Dalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Qorshenynta Oo Ka Qeybgalay Daah-furka Mashruuca Korontada Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha dowladda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamuud Cabdirahmaan Sheekh faarax (Beene-Beene) oo ka qeyb-galay daah-furka mashruuca horumarinta korontada dalka ayaa qeexay mashruucan  korontada ee ay soo agaasintay Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha dowladda federalka ee Soomaaliya.

Wasiir Maxamuud waxa uu tilmaamay ahmiyadda u leedahay in la hergeliyo qorshaha Horumarinta Qaranka oo fududeynaya hannaanka hourmarinta korontada dalka, isla markaana ay hergeliso Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha halbeegyada kala duwan ee qorshaha qaranka ku jira. Ka wasaaradda qorsheyn ahaan waxaan xoojin donaa doorka hoggaanka isku-dubaridda mashaariicda iyo istaraajiyadaha lagu horumarinayo adeeggyada bulshada. tasoo ah howlaha baaxada leh qaranka u hayso.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

“Horumarinta iyo ballaarinta awoodda koronto nadiif ah, waxey innoo leedahay ahmiyadd gaar ah, tasoo bulshada Soomaliyeed ee xagga horumarka qeyb lixaad leh ka qaadanayso arrimaha bulshadha iyo mid  dhaqaala ba. Waxaan ognahay fursadaha kala duwan ee uu dalku haysto ee isugu jira, tamar laga dhalin karo koronto Cagaaran ee cadceedda, isla markaana door wayn ka qadanayso ballaarinta noocyada kala duwan ee ganacsiga iyo dhaqaalaha, sida ku xusan  Qorshaha Horumarinta Qaranka  NDP-9,  si loo helo koranto raqiis ah.” Ayuu yari wasiirka Qorsheynta.

Previous Post

Duqa Muqdisho Oo Booqday Xarunta Agoonta Booliska

Next Post

Wasiirka maaliyadda oo khud-bad ka jeediyay Shirka Wasiirada Maaliyadda Dalalka Carabta

Next Post
Wasiirka maaliyadda oo khud-bad ka jeediyay Shirka Wasiirada Maaliyadda Dalalka Carabta

Wasiirka maaliyadda oo khud-bad ka jeediyay Shirka Wasiirada Maaliyadda Dalalka Carabta

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In