Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Qorsheynta Koonfur Galbeed Soomaaliya  oo soo xiray shirka wadatashiga ka soo ka bashada Xasaradaha Soomaaliya “SAWIRRO” 

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Qorsheynta Koonfur Galbeed Soomaaliya  oo soo xiray shirka wadatashiga ka soo ka bashada Xasaradaha Soomaaliya “SAWIRRO” 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wadatashiga Mashruuca kasoo Kabashada xasaradaha Soomaaliya ayaa maanta lagu soo gaba-gabeeyay  magaalada Baydhabo, waxaaba ka qeybgalay Madaxda Wasaaradaha Dowladd gobaleedka Koonfur galbeed Soomaaliya, Agaasimaha Qorsheynta iyo Horumarinta Xukuumadda Dowladda Federaalka iyo Khubrada Mashruucan ka socda Wasaaradaha Qorsheynta iyo Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Hay”adaha dowlad gobaleeedka  Koonfur galbeed Soomaaliya iyo kuwa aan dowliga ahayn ee ka qeybgalay Wadatashiiga Mudnaansiinta ka soo ka bashada xasaradaha Soomaaliya ayaa inta uu socda si weyn u falanqeeyay ahmiyadda maamulka ee u baahan wax ka qabashada abaaraha, fatahaada, Ayaxa iyo masiibooyinka dabiiciga ah ee  saameeynta ku yeesha bulshada nugul.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026

Agaasimaha Qorsheynta iyo horumarinta Dhaqaalaha ee Wasaaradda Qorsheynta Mudane Muuse Maxamed Cusmaan ayaa tilmaayay in wadatashigan uu ahaa mid wax weyn oo ahmiyadd u leh maamulka ay ka soo baxeeen Afarta maalmood uu socday.

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Dowladd gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in maamul ahaan rajo weyn ay ka qabaan in natiijo wax ku ool u ah bulshada Koonfur Galbeed ee uu saameynta ku yeesho fatahaada iyo Abaaraha.

Mashruucan ayaa ah deeq Maaliyadeed  oo  Baanka Adduunka ku taageeray dowladda Soomaaliya taasi oo gaarayso $137.5M lagana  fulinayo eeriyooyinka kala duwan sida;

a). Kasoo kabashada daadadka iyo soo celinta adeegyada asaasiga;

  1. b) Dayactirka kaabayaasha dhaqaalaha, bixinta adeegyada iyo kaabidda hab-nololeedyada ay saameeyeen fatahaadaha;

c). U Diyaargaroowga xasaradaha ee muddada fog,

d). Ka jawaabidda musiibooyinka dabiiciga ah ee  sida degdega bulshada saameeya.

Dowladda Soomaaliya oo kaashanayso Baanka Adduunka ayaa wado dadaallo ku aadan wax ka qabashada inta xad ah Abaaraha, Fatahaada, Ayaxa iyo masiibooyinka Dabiiciga ah.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo xariga ka jaray Dhismaha Wasaaradda Beeraha

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha oo dhagax dhigay Xarunta Gurmadka degdegga ah “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha oo dhagax dhigay Xarunta Gurmadka degdegga ah “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaaraha oo dhagax dhigay Xarunta Gurmadka degdegga ah “SAWIRRO”

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
0

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

March 20, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

March 20, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In