Saturday, February 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Qorsheynta oo ka qayb galay kulan ay isagu imaanayeen Wasiirada Qorsheynta Dowladaha Carabta “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Qorsheynta oo ka qayb galay kulan ay isagu imaanayeen Wasiirada Qorsheynta Dowladaha Carabta “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta Aaladda fogaan arraga uga qeyb galay shirka sanadlaha ah ee uu soo qaban qaabiyay Machadka Qorsheynta dowladaha Carabta, kaas oo ay ka soo qayb galaan Wasiirada Qorsheynta ee dalalka Carabta.

Wasiir Jamaal ayaa ka warbixiyay horumarada dalka uu ku tallaabsaday sannadahii u dambeeyay, waxuu sheegay in ay door muhiim ah  dowladda Soomaaliya ka qaadan doonto shaqooyinka wanaagsan ee Machadka uu hayo, maaddaama Dowladda Soomaaliya la wareegi doonta shir guddoonka Machadka labo sano kadib, sidoo kale waxa uu uga mahadceliyay Machadka Qorsheynta Carabta dadaalada isku xirinaashiyaha ee uu wado.

Related posts

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

February 7, 2026
Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

February 7, 2026

Kulankan oo ahaa mid looga arinsanayay qorshayaasha horyaala midowga Wasaaradaha Qorsheynta Carabta ayaa la isla gartay in Soomaaliya ay shir guddoomiso guddoonka Wasaaradaha Qorsheynta Carabta laba sano kedib.

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormeer shaqo ku tagey xarumaha ay ku howlgalaan Laamaha Garsoorka “SAWIRRO”

Next Post

Deeq Xoolo ah oo lagu wareejiyey Taliska guutada 9aad ciidanka xoogga dalka ee Gobolka Bakool “SAWIRRO”

Next Post
Deeq Xoolo ah oo lagu wareejiyey Taliska guutada 9aad ciidanka xoogga dalka ee Gobolka Bakool “SAWIRRO”

Deeq Xoolo ah oo lagu wareejiyey Taliska guutada 9aad ciidanka xoogga dalka ee Gobolka Bakool “SAWIRRO”

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(JABUUTI):-Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Cali Cabdi Maxamed, ayaa si rasmi ah loogu doortay xilka Madaxweyne Ku-xigeenka Ururka Kubadda...

Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Prof. Salim Caliyow Ibrow, ayaa si faahfaahsan uga...

Munaasabad lagu soo dhaweynayo Wasiirka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu qabtay dalka UK

Munaasabad lagu soo dhaweynayo Wasiirka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu qabtay dalka UK

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(LONDON):-Magaalada London ee Caasimadda Dalka UK waxaa xalay lagu qabtay munaasabad si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo...

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Soomaaliya ayaa ku biirtay dhoolatus ballaaran oo ay wadajir u sameynayaan ciidamada badda dalal dhowr ah, kaas oo ujeeddadiisu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In