Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Qorsheynta XFS oo daah furay mashruuca Kobciye

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Qorsheynta XFS oo daah furay mashruuca Kobciye
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgshiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta daahfuray mashruuca iskaashiga Caalamiga  ee Kobciye  ee maalgalisay Midowga Yurub, iyada oo ka qeybgaleen madax ka kala socday wasaaradaha dowlad labadeeda heer ee mashaaruucda kobciye fulintiisa iyo kormeerka iyo qiimenta waajibaadkooda uu yahay.

Mashruucan Kobciye oo muhiimada gaar ah uga fadhiyo bulshada Beerleyda ah iyo xoola dhaqatada Soomaaliyeed ee ka faa’iideysanasanayo mashaariicda kobciye waxa ay gaarayaan sideed iyo tobban kun qof ee ( 18.000  people), kuwaas oo ku nool qaaar ka mid ah gobalada  dalkeenna ee la qorsheeyay in laga hirgaliyo Mashruucan qiimaha leh.

Madaxa Hay’adda Barnaajimka Cuntada Adduunka u qaabilsan QM ee Soomaaliya (WFP-Somalia). Waxa uu hoosta ka xariiqay natiijooyinka hordhaca ee laga gaaray mashruuca iyo fulinta meelaha goordhaw fulintiisa laga bilaabi doonno  in diirada sooro, yarenta Abaaraha, Sugnaanta Cuntada, Isbalka Cimilada, Wax soo saarka kobcintiisa.

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa qeexay maraaxilada kala duwan ee soo maray Mashruuca kobciye iyo ka baaran degida dowladda Arrimaha Abaaraha soo lab-laabtay  in xal waara laga gaaro, iyada oo la horumarinayom beeraha iyo deeggnada saameynta ku yeelato abaaraha in la horumariyo muhiim ay tahay.

“Abaaraha la tacalayno, dalka oo dhan saameysay, wax uga qaban lahayn, dadka wax soorka u leh sidaan ugu diyaarin lahaa waxyaabaha ay u baahanaayeen, Biyaha In ay isku tiirsan lahaayn, mashruucan tijaabadiisa oo lagu guuleystay, waxaana rajaynaa in dalka oo dhan la gaarsiiyo si ay looga faa;iideyso, aqoontooda kor loogu qaadayo, mashaariicda ay noqdaan kuwa is wada qiimahaasa leh waaye, Wax badna ayaa laysku celiyay, WFP, Wasaaraddaha ay khuseeyay wax badan Ayaan ka wada hadlay, “ yari Wasiirka Qorsheynta Jamaal Maxamed Xasan.

Mashruucan ayaa socon doonno muddo labo sano iyo bar ( 2.5 years) , waxaana si wadajir ah u fulin doono dowladda Soomaaliya iyo WFP-Somalia.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
Previous Post

Madaxweynaha Jubbaland oo kormeeray kaam ay ku noolyihiin barakacayaal

Next Post

Hanti-dhowraha guud ee Qaranka oo kulan la yeeshay iskuduwaha mashaariiicda Bangiga Adduunka

Next Post
Hanti-dhowraha guud ee Qaranka oo kulan la yeeshay iskuduwaha mashaariiicda Bangiga Adduunka

Hanti-dhowraha guud ee Qaranka oo kulan la yeeshay iskuduwaha mashaariiicda Bangiga Adduunka

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In