Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Qorsheynta XFS oo ka qeyb galay madasha arrimaha bini’aadminimada 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Qorsheynta XFS oo ka qeyb galay madasha arrimaha bini’aadminimada 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaarada Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliy Xildhibaaan Maxamuud Cabdiraxmaan Sh. Faarax (Beenebeene) oo ka Qaybgalaya Shirka Madasha Xiriirka Arrimaha bani’aadamnimada ee dalka #HCF2023 Ayaa ka warbixiyay xaaladaha Bani,aadannimo ee ka jiro Dalka Guud ahaan.

Wasiirka ayaa soo dhaweeyay Kulanka Madasha oo dalka u muhiim ah, Madashaa oo ay soo agaasintay Hay’adda SoDMA iyo Wasaaradda Gargaarka Jubaland, sidoo kalana Xusay in la wada shaqeeyo oo wada tashi lagu saleeyo oo ay haboon tahay in laga wada shaqeeyo howlaha halka ay ka bilaawanaayaan iyo halka ay ku dhamanayaan, Wasaaradda na go’aamindoonta wax walba oo la qabanayo oo ah qorshayaasha istaraatiijiga ah iyo taageerada degdegga ah.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka Ayaa Shirka ka shaaciyay in Madasha Xiriirka Arrimaha bani’aadamnimada ee dalka #HCF2023 maanta laga bilaawo ay qayb ka tahay Dhismaha Gargaarka ee Madasha Isku-duwidda Bani’aadamnimada (Aid Architecture Humanitarian Coordination Forum).

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka 

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo warbixin ka dhageystay Hay’adaha Tiirka Caddaaladda “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo warbixin ka dhageystay Hay’adaha Tiirka Caddaaladda “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo warbixin ka dhageystay Hay'adaha Tiirka Caddaaladda "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In