Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Sadiiq Warfa oo soo xiray bandhigga maalgalinta dhallinyarada Soomaaliyeed+Sawirro

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Sadiiq Warfa oo soo xiray bandhigga maalgalinta dhallinyarada Soomaaliyeed+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfa ayaa soo xiray galinkii dambe ee Talaadada bandhigga maalgalinta dhallinyarada Soomaaliyeed oo labo maalmood ka socday caasimadda Muqdisho.

“Run ahaantii waa inoo taariikhi dhammaanteen in aan weynayno inagoo ay inaga go’antahay in aan sii wadno halganka aynu dadkeena oga xoreynayno Fakhriga , shaqo la’aanta iyo sinnaan la’aanta.” ayuu yiri.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

March 11, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Cadaaladda XFS oo soo saartay Liiska Nootaayooyinka sharciyaysan

March 11, 2026

“70% dalkeenu waxay ka yar yihiin da’da 35 sanno waxayna u baahan yihiin siyaasado firfircoon iyo barnaamijyo si ay uga qeyb qaataan dib u dhiska-qaranka iyo wax-soosaarka kuwaas oo ka badbaadiya ku dhicida falalka guracan.” ayuu raaciyay wasiir Sadiiq.

Bandhiggan ayaa lagu maalgelinaya 340 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo soo bandhigay hal abuur ganacsi oo guuleystay, waxaana maal gelinaysa Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka (USAID) oo ku bixinaysa $1.6 Milyan, waxaana ka qayb qaadanaya qaar ka mid ah shirkadaha ganacsiga dalka.

“Dhallinyaradeenu waa mustaqbalka dalkan sidaa darteedna maalgelinta noocan oo  hay’adda USAID ay u sameysay waxay dhiirri-gelin doonta korna u qaaadi doonta dhallinyaro badan inay si firfircoon uga shaqeeyaan ganacsiga.” ayuu ku daray wasiirka.

Gabagabadii, wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada wuxuu usoo jeediyay in kor loo qaado taageerada iyo dhiirrigalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ,si buu yiri loo gaaro mustaqbalka wanagsan ee dalka.

Previous Post

Golaha Aqalka sare oo soo saaray Qaraar ka dhan ah Heshiiska Qarniga ee Trump

Next Post

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo qorsho-howleedkeeda ku soo bandhigtay shirka tubta siyaasadda loo dhanyahay+Sawirro

Next Post
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo qorsho-howleedkeeda ku soo bandhigtay shirka tubta siyaasadda loo dhanyahay+Sawirro

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo qorsho-howleedkeeda ku soo bandhigtay shirka tubta siyaasadda loo dhanyahay+Sawirro

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Cadaaladda XFS oo soo saartay Liiska Nootaayooyinka sharciyaysan

March 11, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS ayaa waxa ay si rasmi ah ula wadaagaysaa dadweynaha iyo dhammaan daneeyaasha liiska...

Kulanka hagista mashruuca Koronto-gelinta Kooban ee Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

Kulanka hagista mashruuca Koronto-gelinta Kooban ee Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

March 11, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa shir guddoomiyay kulanka hagista iyo isku dubbaridka mashruuca...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo horey ugu dhuumaaleysanayeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In