Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo Dhagax-dhigay dib u dhiska dhismaha xarunta Wasaaradda+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo Dhagax-dhigay dib u dhiska dhismaha xarunta Wasaaradda+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta dhagax dhigay dib u dhiska rasmiga ah ee xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

“Wasaaradda maalintii aan xilka la wareegayay, waxay aheyd goob uu dhiig ka daadannayo oo xata laygula taliyay inan goob kale xil-wareejinta ku qabsano, taas waan diidnay, waana dhabar adeygnay, hal maalina shaqada nagama istaagin,  annaga ayaana ka -kabannay oo muraayaadaha iyo xafiisyada dayac tirannay.” ayuu yiri wasiir Sadiiq Warfaa.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

” Markii hore ka kabasho ayay aheyd, laakin maanta waxaan dhagax dhignay dib u dhiska rasmiga ah ee wasaaradda,iyada oo aysan deyn noqon doonin dhaqaalaha lagu dhisayo,laguna casriyeennayo.” ayuu ku daray.

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, waxaa kalo uu sheegay wasaaraddan inay muhiim u tahay howlaha shaqo ee dowliga ah, isagoo marka tilmaamay inay wasaaraddan mas’uul ka tahay shaqaalaha Soomaaliyeed, taasina ay ku qasbeyso inay dadaal badan ku bixiyaan sidii xarunta ay ku shaqeynayso ay u noqon laheyd dhisma leh adeegyo casri ah.

Dib u dhiska xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo bur bur xooggan uu ka soo gaaray weerar ay kooxda Al-Shabaab ka geysteen bishii Maarso ee sannadkan ayaa waxaa iska kaashannaya waddamada Sweden iyo Talyaaniga, iyada oo qaab is xil-qaan ah ay dib u dhiska uga qeybqaadannayaan shaqaalaha wasaaradda.

Previous Post

Ra’iisulwasaare Kheyre oo Kormeeray Wasaarado iyo Dekada Muqdisho+Sawirro

Next Post

Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in Ciise Tarabuunuu yahay uu yahay Muwaadin dhameystay Xukun Maxkamadeed.

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo soo dhawaysay Kacdoonka shacka Bakool ee ka dhanka ah Argagixiada

Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in Ciise Tarabuunuu yahay uu yahay Muwaadin dhameystay Xukun Maxkamadeed.

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In