Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Shaqada XFS Oo La Kulmay Agaasimaha Guud Ee Ururka Shaqada Ee Jaamacadda Carabta

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Shaqada XFS Oo La Kulmay Agaasimaha Guud Ee Ururka Shaqada Ee Jaamacadda Carabta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , mudane Biixi Iimaan Cige iyo Wafdi u hoggaaminayo oo gelinkii hore ee maanta gaaray magaalada Qaahira ee xarunta Dalka Masar ayaa halkaas uga qeybgali doona shirka 48aad ee Shaqada waddamada Jaamacadda Carabta.

Wasiirka ayaa markii uu gaaray Qaahira , wuxuu  la kulmay Agaasimaha Guud ee ururka Shaqaalaha Jaamacadda Carabta , Mudane Fayez Almutairi, oo ku soo dhaweeyay ka qeybgalka shirka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Shir-weynaha 48aad ee Shaqada oo ay martigelinayso Dawladda Masar oo lagu wado inuu berri furmo ayaa sannadkan diiradda saari doona arrimaha dhaqaalaha iyo horumarinta bulashada,  hababka cusub ee shaqada iyo Ilaalinta bulshada, iyadoo ay ka qeybgali doonaan wasiirrada Shaqada , ururrada Shaqada iyo marti kale oo ka socota 21 waddan ee Jaamacadda Carabta.

Previous Post

Deegaano Dhowr Ah Oo Lagala Wareegay Argagixisada Al-Shabaab

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kulan La Qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Dalka Maraykanka

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kulan La Qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Dalka Maraykanka

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kulan La Qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Dalka Maraykanka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In