Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Shaqada XFS oo Muqdisho ka furay kulan ku saabsan siyaasadda ilaalinta Bulshada+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Shaqada XFS oo Muqdisho ka furay kulan ku saabsan siyaasadda  ilaalinta Bulshada+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa sheegay inuu diiradda saarayo sidii guul looga gaari lahaa hayaanka dhimista saboolnimada iyo koritaan loo siman yahay.

“Waxaa sharaf u ah dawladda iyo dadka soomaaliyeed , maanta inan joogno tallaabooyinkii u horreeyay ee aan ku gaareyno isbeddel bulsho,muwaadiniinta nugulna ay gaareyso taageerro uga imaanaysa dawladda” ayuu yiri isagoo maanta muqdisho ka daahfuray kulan la xiriiray siyaasadda ilaalinta bulshada.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

kulanka ayaa isu keennay xubno sare oo matalayey dawladda federaalka,dawlad-gobolleedyada dalka iyo gobolka banaadir,iyadoo ujeeddadu tahay in fahan qoto dheer laga helo siyaasadda ilaalinta bulshada,lana gaarsiiyo dhammaan bulshada.

“Waxaa muhiim ah inan hoosta ka xariiqno in dawladda federaalka iyo dawladaha xubnaha ka ah inay inta badan dadkeenna soomaaliyeed ee saboolka ah, tabarta daran ay ku xisaabtamayaan ballanqaadkeena iyo dadaalkeenna si aan u hubino siyaasaddan.” ayuu ku daray.

Golaha wasiirrada soomaaliya ayaa ansixiyay bishii july ee sannadkii 2019, siyaasadda ilaalinta bulshada oo ay hoggaamiso wasaaradda shaqada iyo arrimaha  bulshada, waxaana qeyb ka ah siyaasadda in lagu dhimo saboolnimada, iyadoo lagu guuleystay ku dhawaad 1.2 milyan oo bulshada nugul ah inay taageerro dhaqaale ka helaan barnaamijka baxnaano ee qeybta ka ah siyaasadda.

Tags: Wasiirka Shaqada XFS oo Muqdisho ka furay kulan ku saabsan siyaasadda ilaalinta Bulshada+Sawirro
Previous Post

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya+Sawirro

Next Post

Ra’iisul wasaare Rooble: Haloo gurmado dadkii ay saameeyeen Roobki ka da’ay Muqdisho

Next Post
Ra’iisul wasaare Rooble: Haloo gurmado dadkii ay saameeyeen Roobki ka da’ay Muqdisho

Ra’iisul wasaare Rooble: Haloo gurmado dadkii ay saameeyeen Roobki ka da’ay Muqdisho

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In