Sunday, March 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Shaqada XFS oo Xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
1 year ago
in Wararka
0
Wasiirka Shaqada XFS oo Xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa maanta oo khamiis ah ku qaabilay xafiiskiisa, Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga ee aynu walaalaha nahay u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Alper AktaลŸ, oo booqasho sharafeed ugu yimid.

Kulankaan, ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa xiriirka laba geesoodka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, sidoo kale waxaa kulanka lagu gorfeeyey sidii loo abuuri lahaa barnaamijyo shaqo abuur ah, kuwaasi oo ay ka faaโ€™iideysan karaan dhallinyarada Soomaaliyeed iyo arrimo la xiriira tababaro lagu xoojinayo aqoonta iyo xirfadaha shaqaalaha dawladda.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026

Kulankan oo ka dhacay xarunta dhexe ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Wasiirka ku-xigeenka wasaaradda, Mudane Xildhibaan Cismaan Libaax Ibraahim, agaasimaha guud ee wasaaradda Mudane, Yuusuf Wadani iyo qaar ka mid ah la-taliyaasha Wasaaradda.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo soo xiray madasha Doonista Maqaamka Matalaada Gobolka Banaadir

Next Post

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ โ€œ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ป๐—ธ๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ด๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐˜…๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐˜‚ ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑโ€.

Next Post
๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ โ€œ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ป๐—ธ๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ด๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐˜…๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐˜‚ ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑโ€.

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ โ€œ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ป๐—ธ๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ด๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐˜…๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐˜‚ ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑโ€.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somaliaโ€™s Weekly Briefing

Federal Government of Somaliaโ€™s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somaliaโ€™s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In