Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Tamarta oo ku baaqay in gurmad deg deg ah lala gaaro dadka ay biyo la’aantu saameysay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Tamarta oo ku baaqay in gurmad deg deg ah lala gaaro dadka ay biyo la’aantu saameysay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Mudane Xasan Cabdinuur Cabdi ayaa ku baaqay in si deg deg ah gurmad biyo dhaamin loo gaarsiiyo bulshada ku nool Gobolka Gedo.

Mudane Xasan Cabdinuur Cabdi ayaa sheegay in biyo la’aanta ka jirta qaar ka mid ah gobolada dalka ay keentay roobabkii deyrta oo aan weli ka da’in gobolada dalka, taasi  oo ka dhalatay biyo yari iyo abaaro ku dhuftay qeybo ka mid ah gobollada dalka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Abaarta waxa ay ku dhufatay deegaanno ku yaala Maamul Goboleedka Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland,  Hay’adda Unicef ayaa ka soo jawaabtay codsigii ahaa in dadka abaartu saameysay biyo dhaamin loo sameeyo, waxaana ay biyo dhaamin ka bilaawday afar magaalo oo gobolka Gedo ah oo ay ka midyihiin Baardheere, Buurdhuubo, Luuq iyo Doolow” ayuu yiri Wasiirka Tamarta.

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed inay gacan weyn ka geystaan sidii loogu gurman lahaa walaalaha Soomaaliyeed ee ay biyo la’aantu saameysay.

Wasiirka ayaa yiri “Magaalooyinka xaaladda deg degga ah ka jirto ee u baahan gurmad deg deg ah waxaa ka mid ah Belad Xaawo, Luuq, Doolow, Ceelwaaq, Garbahaareey, Buurdhuubi iyo Baardheere oo ka tirsan Gobolka Gedo, Yeed oo gobolka Bakool ah, Buur-hakaba, Bardaale iyo Qansaxdheere oo Gobolka Baay ah, iyo Beladweyne oo Gobolka Hiiraan ah”.

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo agab gaarsiisay qaar ka mid ah isbitaalada “SAWIRRO”

Next Post

Golaha Wasiirada oo shir deg deg ah ka yeeshay xaaladda biyo la’aan ee ka jirta qaar ka mid ah Gobolada Dalka

Next Post
Akhriso Khudbadihii laga jeediyay shirkii dowladda Federaalka iyo Midowga Murashixiinta “SAWIRRO”

Golaha Wasiirada oo shir deg deg ah ka yeeshay xaaladda biyo la’aan ee ka jirta qaar ka mid ah Gobolada Dalka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In