Sunday, March 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Tamarta XFS iyo wafdi ay hoggaaminayso oo lagu soo dhaweeeyey Baydhabo+sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Tamarta XFS iyo wafdi ay hoggaaminayso oo lagu soo dhaweeeyey Baydhabo+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafddi ay hoggaamineyso wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha dowladda Federaalka Soomaaliya Marwo Fowsiya Maxamed Sheekh oo ay Kamid yihiin Wasiiru dowlaha Wasaaradda Ganacsiga Dr Daahir Abdi Abdulaahi,Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Gaarey Magaalada baydhabo,

Wafdiga ayaa waxaa garoonka ku soo Dhaweeyey Wasiiro,xildhibaano ka tirsan koonfur Galbeed,ururadda haweeynka,bahda Barbaarta Gaashaaman iyo dad weyne aad u fara badan.

Related posts

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

March 28, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026

Soo dhaweyn kadib waxay wasiiradda iyo Mas’uuliyiinti la socday warbaahinta ay kula hadleen Hoolka Ruun jinaad ee ku yaala ag-agaarka Madaxtooyadda koonfur galbeed,iyagoo faahfaahiya ujeedka socdaalkooda.

Marwo Fowsiya Maxamed Sheekh ayaa sheegtay in Wafdigeedda ay kamid yihiin agaasimaha guud ee Wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha dowladda Soomaaliya Engjineero qaabilsan Biyaha iyo korontadda,Waxayna wasiir Fowsiyo ay intaasi ku dartay in ujeeddada Safarkeedu yahay sidii ay xiriga ugu jari lahayeen Xarun cusub oo wasaaradda biyaha ka hirgelisay Magaalada baydhabo.

By Mohamed Adam Socdaal

Previous Post

Soomaaliya oo oggolaatay ballaarinta howsha Ergada Ururka Iskaashiga Islaamka ee Muqdisho

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Netherlands xiriirka iyo iskaashiga

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Netherlands xiriirka iyo iskaashiga

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Netherlands xiriirka iyo iskaashiga

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

March 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026
0

Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In