Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafint oo Maareeye cusub u magacaabay Golaha Murtida iyo Wacyigelinta Qaranka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafint oo Maareeye cusub u magacaabay Golaha Murtida iyo Wacyigelinta Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geele ayaa maanta Wariye Maxamed Abuukar Axmed Ma’da u magacaabay Maareeyaha cusub ee Golaha Murtida iyo Wacyigelinta Qaranka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waxaa sidoo kale xilkii laga qaaday Maareeyihii hore Abwaan Cismaan Cabdullaahi Guure, kadib qoraal ka soo baxay xafiiska Wasiirka.

Maxamed Abuukar Axmed Ma’da oo muddo ka tirsanaa Warbahinta Qaranka ayaa soo qabtay xilal kala duwan, isagoo ka soo shaqeeyey qeybaha warbaahinta waaxyeheeda kala duwan.

Ma’da waxaa uu soo qabtay xilal uu kamid yahay Tifaftiraha Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka, sidoo kale waa qabiir saxaafadeed oo in muddo ah soo shaqeeyey, isla markaana horey uga soo shaqeeyay Shabakada Warbaahinta Horn Afrik.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Guddoomiyay shirka xasilinta dalka “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo daahfuray Aqoon isweedaarsi ku saabsan dib u eegista Istaraatiijiyadda u adkeysiga Abaaraha iyo Musiibooyinka “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo daahfuray Aqoon isweedaarsi ku saabsan dib u eegista Istaraatiijiyadda u adkeysiga Abaaraha iyo Musiibooyinka “SAWIRRO”

Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo daahfuray Aqoon isweedaarsi ku saabsan dib u eegista Istaraatiijiyadda u adkeysiga Abaaraha iyo Musiibooyinka "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In