Tuesday, October 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka IGAD ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Wasiirka Warfaafinta oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka IGAD ee Soomaaliya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiisa ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir ‘Maareeye” ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Soomaaliya Danjire Maxamed Cabdi Afeey, oo ay ka wada hadleen xoojinta arrimo ay ka mid yahiin xariirka IGAD iyo Soomaaliya iyo wacyigelinta bulshada  iyadoo kulankaasi ay goob joog ka ahaayeen Agaasimaha Waaxda Radio Muqdisho Mudane Cabdiraxiin Ciise Caddow, Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow lataliyaha Wassaradda ahna khabiir iyo mas’uuliyiin kale.

Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay sidii IGAD iyo Wasaaradda Warfaafinta ay bisha sagaalaad isga kaahan lahaayeen sidii bulshada loo siin lahaa barnaamijyo wacyi gelineed oo muhiim u ah adeegyada aas aasiga u ah bulshada, ayna sare u qaadaan horumarinta Warbaahinta Qaranka.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026

Wakiilka Urur Goabaleedka IGAD ee Somaaliya Danjire Maxamed Cabdi Afeey ayaa sheegay in Warbaahinta ay door muuqda ka qaadanayso horumarka ka jira dalka,  isagoo intaa ku daray in bisha sagaalaad ay Muqdisho ku qaban doonaan shirweyne looga hadlayo arrimaha Soomaaliya iyo sidii mashaariic kala duwan ay dalka uga hirgelin lahaayeen.

“Waxaan qorsheynay in aan sameyno shir ay isugu imaan doonaan shaqaalaha IGAD, waxaana looga hadlaya dhinacyada amniga, biyaha, caafimaadka, isla markaana loo bandhigo shacabka, oo aan iska kaashano waxa ay Wasaaraddu u baahantahay, oo aan ognahay muhiimadda ay dalka u leedahay Warbaahinta, runtii arrimaha dib-u-heshiisiinta in aad sii xoojisaan, waan bogaadineynaa” ayuu yiri Danjire Afeey.

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa  ka codsaday Danjire Maxamed Cabdi Afeey  in IGAD  ay gacan ka siiso Wasaaradda Warfaafinta  howlaha bulshada lagu fahamsiinayo Federaalka iyo fahanka  dowladda wanaaga.

“Wasaaraddu door muhiim ah ayay ku leedahay in ay ka qaadato la dagaallanka argagixisada, in Soomaalida la fahamsiiyo nidaamka Federaalka ah ee ay dowladdu qaadatay, in la dhowro oo la ilaaliyo nidaamka wadamada dariska la ah Soomaaliya, runtii dib u soo kabashada dalka qeyb ayay ka qaadatay IGAD, waxaana ka codsaneynaa in arrimaha aan soo sheegay ay gacan nagu siiso” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta.

IMG_4462 IMG_4441 IMG_4442 IMG_4449 IMG_4450 IMG_4451 IMG_4456 IMG_4458 IMG_4459 IMG_4461 IMG_4462 IMG_4465 IMG_4467 IMG_4468 IMG_4469 IMG_4471 IMG_4473 IMG_4475 IMG_4479 IMG_4489 IMG_4497 IMG_4504 IMG_4507 IMG_4508 IMG_4509Sawir Qaade:-Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

DEG DEG-Go’aan ka soo baxay Guddoonka Baarlamaanka ee doorashada 2016-ka

Next Post
DEG DEG-Go’aan ka soo baxay Guddoonka Baarlamaanka ee doorashada 2016-ka

DEG DEG-Go'aan ka soo baxay Guddoonka Baarlamaanka ee doorashada 2016-ka

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In