Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Oo Maanta La Wareegay Xilka

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka  Warfaafinta Soomaaliya Oo Maanta La Wareegay Xilka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xilka u kala wareejiyay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sen. Cusmaan Abuukar Duube iyo Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac.

Munaasabad kooban oo ka dhacday gudaha Wasaaradda Warfaafinta, ayaa waxaa ka qeybgalay, wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Agaasima waaxyaha Wasaaradda, Shaqaalaha iyo marti sharaf kale.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sen, Osman Abokar Dubbe oo ka sheekeeyay waxyaabahii u qabsoomay mudadii uu joogay Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa markii uu xilka la wareegay kadib wuxuu kormeeray qeybaha kala duwan ee warbaahinta Qaranka, gaar ahaan Idaacadda Radio Mogadishu, iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed, Waxaana kormeerkaan ku wehliyey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cabdiraxmaan Al-Cadaala, Wasiirkii hore Senator Cusmaan Abokor Dubbe, Agaasimayaasha Raadiyaha iyo TV-ga Qaranka, iyo mas’uuliyiin kale oo Wasaaradda ka tirsan.

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daa’uud Aweys “Waxaan balanqaadayaa in aan si dhow u la shaqeyn doono, shaqaalaha wasaaradda, anaga oo fulineynaa qorshaha siyaasadda Xukuumadda Dan-Qaran” Ayuu yiri Daa’uud Aweys.

Previous Post

Argagixisada Al-Shabaab oo maanta dishay wiil lagu magacaabi jiray Maxamed Bashiir Abuukar

Next Post

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Shir Guddoomiyey Shirka Amniga DGKGS

Next Post
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Shir Guddoomiyey Shirka Amniga DGKGS

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Shir Guddoomiyey Shirka Amniga DGKGS

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In