Sunday, October 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka oo ka qabsoomay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka Warbaahineed ee labada Dal, waxaana madaxda Wasaaradda Warfaafintu ay sheegeen in Warbaahinta Qaranka ay door muuqda ku leedahay baahinta waxqabadka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya, iyadoo Safiirka lagu soo wareejiyey Qeybta TV-ga Qaranka oo dhawaan dib u dhis lagu sameeyey.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliyaย  Mr Mehmet yilmaz ayaa uga mahad celiyay sida diiran ee loo soo dhaweeyay waxaana uu sheegay in ka safaarad ahaan ay kaalin ka qaadan doonaan sidii loo hormarin lahaa warbaahinta Dowladda.

โ€œ aad ayaan ugu faraxsanahay kulanka iyo sidii aad isoo dhaweyseen waxaan halkaan u imid in aan iska xogwareysano xariirka Warbaahinta labada dowladood, xariirka soomaaliya aan la leenahay waa mid taariiqi ahโ€ayuu yiri.

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in ahmiyad weyn uu lahaa kulanka uu la qaatay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo ay ka wada hadleen qodobo xoojinaya xiriirka labada dal.

โ€œwaxaan kawada hadalnay kaalinta Warbaahinta dowladda ay ku leedahay hab tabinta xariirka wanaagsan ay Soomaaliya la leedahay Dowladda Turkiga, waxaan kaloo kawada hadalnay xariirka Warbaahinta ee labada dowladood iyo sidii kor loogu qaadi lahaaโ€ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya.

Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaad 10-kii sano ee ugu dambeysayย  Soomaliya ka taageereysayย  dhinacyada dhismaha ciidanka Xoogga dalka, dhismayaashaย  wadooyinka, xarumaha Caafimaadka iyo gargaarka ay u fidiyaan dadka Baracayaasha ah ee ku nool gudaha Dalka.

Previous Post

Golaha Shacabka oo Ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda ee 2019-ka

Next Post

Akhriso: Golaha Shacabka oo Ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda ee 2019-ka

Next Post
Fadhiga baarlamanka oo maanta looga hadlayo qodobo ay ka mid yihiin dib u eegista dastuurka

Akhriso: Golaha Shacabka oo Ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda ee 2019-ka

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In